Dab khasaare geystay oo ka kacay suuqa weyn ee Muqdisho
Dab khasaare hantiyadeed geystay ayaa xalay saqdi dhexe ka kacay suuqa weyn oo ah suuq ku yaalo degmada Wadajir ee… Sii akhri
Dab khasaare hantiyadeed geystay ayaa xalay saqdi dhexe ka kacay suuqa weyn oo ah suuq ku yaalo degmada Wadajir ee… Sii akhri
Wufuudda ka qeyb gelaysay caleema-saarka madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ku bilowday is-dhinac-yaac iyo fowdo , kadib markii maanta… Sii akhri
Alle ha u naxariistee, Gen Cabdullaahi Cali Mire (Carays) oo shalay ku geeriyooday magaalada Garoowe ayaa maanta aas-qaran loogu sameeyay… Sii akhri
Waxaa si aada loogu diyaar garoobayaa caleema-saarka Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, iyadoo lagu wado inuu caleema-saarkani noqdo… Sii akhri
Magaalada Garowe ee xarunta Puntland waxaa saacadaha soo socda soo gaari doona wufuud kala duwan oo ka qeyb-gali doonta caleema-saarka… Sii akhri
Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida, Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa ka baaqday, xafladda caleema-saarka madaxweynaha Puntland oo lagu casumay. Mudane Cagjar… Sii akhri
Alle ha u naxariistee, tiir kamid ahaa as’aasayaashii dowladda Puntland, marna soo noqday taliyihii ciidamada Daraawiishta Gen Cabdullaahi Cali Mire… Sii akhri
Qaraxyo ayaa goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Qaraxyada ayaa waxa ay ka dhaceen agaarka isgooyska Taleex ee… Sii akhri
Dowlada Kenya ayaa sheegtay in qaar kamid ah hubkii lagu weeraray Hotelka Dusit D2 ee Nairobi ku yaala in ay… Sii akhri
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheeyn ku sameeyay golihiisa wasiiradda. Hoos ka aqriso Puntland Post