Garowe: Dhalinyaro ku eedeysnaa Kufsi oo dil lagu xakumay
Maxkamadda Darajada Kowaad ee gobolka Nugaal ayaa maanta oo Sabti ah xukun dil ah ku riday shan dhalinyaro ah oo kusfi wadareed…
Open this website in Safari first.
Maxkamadda Darajada Kowaad ee gobolka Nugaal ayaa maanta oo Sabti ah xukun dil ah ku riday shan dhalinyaro ah oo kusfi wadareed…
Goordhow waxaa magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ku soo dhacday tiro madaafiic ah. Ilaa 3 madfac oo ah qoriga…
Dowladda Puntland ayaa todobaadkii tegay dalkooda dib ugu celisay in ka badan 2000 kun oo qaxooti Ethiopian u badan qowmiyadda Oromada sida…
Qaar kamid ah ardayda wax ka barta mac’hadka caafimaadka Xaaji Cabdi ee magaalada Garoowe ayaa saaka codkooda ku biiriyay isu’ soo baxyada…
Ra’isulwasaare Xasan Cali Khayre ayaa kormeeray isbitaallada iyo goobtii ay Al-Shabaab weerartay. Kheyre ayaa u mahad celiyey Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed…
Siyaasiga Cabdi bare Yuusuf Jibriil horayna u soo noqday xildhibaan Baarlamaanka katirsan ayaa ka hadlay weeraradii iyo qaraxyadii ka dhacay Muqdisho. Cabdi…
Nairobi (PP) ─ Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Kenya ayaa qoraal ay soo saartay kaga hadashay weerarkii Al-shabaab ay ku qaaday Hoteello ku…
Wefdi uu hoggaaminayo Madaxa ugu Sareeya Hay’adda UNDP Sayed Sahibzada ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid xarunta wasaaradda Cadaaladda Arrimaha…
Iyada oo ciidamada dowlada Soomaaliya ay galabta soo afjareen weerarkii khasaaraha badan geystay ee xalay ka dhacay Muqdisho ayaa waxaa sii kordhaya…
Muqdisho (PP) ─ Ciidamada Dowladda Somalia ayaa soo af-jaray weerarkii ay kooxda Al-shabaab ku qaadeen Hoteello ku yaalla Muqdisho oo khasaare badan…