Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Daacish oo amarro adag ku soo rogtay qeybo kamid ah gobolka Bari

Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in kooxda Daacish ee ku sugan buuraleyda Qandala ay shacabka digniin ku siisay… Sii akhri

Posted on January 31, 2019January 31, 2019 by News Office

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Rosemary A. DiCarlo

Posted on January 31, 2019January 31, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ay hoggaaminayso u qaabbilsanaha Arrimaha Siyaasadda iyo… Sii akhri

Faah Faahin : Ganacsade Meydkiisa laga helay Muqdisho

Posted on January 31, 2019January 31, 2019 by Cowke

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxeeyso meydka ganacsade lagu dilay Muqdisho. Falkaan ayaa waxa uu ka dhacay degmada… Sii akhri

Xisbiga Xasan Sheekh oo ka digay in la xaraasho shidaalka Soomaaliya

Posted on January 30, 2019January 31, 2019 by Liban Yusuf

Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ee hogaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay shirka lagu… Sii akhri

Dooni dad badani ku dhinteen oo ku degtay Jabuuti

Posted on January 30, 2019January 30, 2019 by Liban Yusuf

Waxaa xeebaha Jabuuti laga helay maydadka ilaa 35 kamid ah dad ku dhintay dooni ay la socdeen dad muhaajiriin ah… Sii akhri

Garowe: Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo dib ugu laabtay Muqdisho

Posted on January 29, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta galinkii dambe dib ugu laabtay magaalada Muqdisho.… Sii akhri

Maxaad ka og-tahay heshiiskii Muqdisho ee ay collaada kaga bad-baadeen Uganda iyo Tanzania 1972?

Posted on January 29, 2019January 29, 2019 by Farah

Madaxweynaha Dalka Uganda Yuweri Museveni oo isniintii ka hadlay shirka garsoorayaasha sanadlaha ee dalkiisa oo ka dhacay caasimada Kampala, ayaa… Sii akhri

Garoowe: wasaaradda haweenka Puntland oo daah-furtay shir ku saabsan caqabadaha haweenka

Posted on January 29, 2019January 29, 2019 by News Office

Wasaaradda horumarinta haweenka iyo arrimaha qoyska dowladda Puntland  oo kaashanaysa  hay’adda UNFPA, ayaa Garoowe ka daah-furtay, shir ku saabsan caqabadaha… Sii akhri

Madaxweyne Geelle oo ka hadlay awoodda ay Ciidanka Somalia u leeyihiin Sugidda Amniga

Posted on January 29, 2019January 29, 2019 by PP-Muqdisho

Jabuuti (PP) ─ Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo ka hadlay qorshaha ciidamada AMISOM ay uga baxayaan Somalia ayaa… Sii akhri

Dhallinyaro Doonayay inay ka mid Noqdaan Ururka Al-shabaab oo Gacanta lagu Dhigay

Posted on January 29, 2019 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Booliiska Kenya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen koox dhalinyaro ah oo loo qorayay Al-shabaab, kaddib hawl-gallo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close