Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Faahfaahin: Malayshiyaad lagu laayay duqeyn ka dhacday gobolka Bari

Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa  duqeyn diyaaradeed oo shalay ka dhacday ceel ku yaalla togga u dhexeeya tuulooyinka Timirshe iyo… Sii akhri

Posted on April 27, 2019April 27, 2019 by News Office

Xildhibaanada Baarlamaanka oo kulan ku leh Muqdisho

Posted on April 27, 2019April 27, 2019 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda caadiga ahaa waxa ay ku yeelanayaan xarunta Golaha shacabka ee magaaladda Muqdisho. Ajendaha… Sii akhri

War-saxaafadeed: Safiirka Maraykanka oo kulan la qaatay madaxweyne Deni oo ay weheliyaan Axmed Madoobe iyo Xaaf

Posted on April 26, 2019April 26, 2019 by News Office

Nairobi April 26, 2019: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ay wehelinayeen Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan… Sii akhri

Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday gobolka Bari

Posted on April 26, 2019April 26, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya degaanka Timirshe oo hoostaga degmada Isku-shuban ee gobolka bari ayaa sheegaya in duhurnimadii maanta halkaasi ay duqeymo… Sii akhri

Dowladda Norway oo kordhinaysa mashaariicda ay siiso Puntland

Posted on April 26, 2019April 26, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Nairobi kula kulmay, safiirka dalka Norway u qaabilsan Soomaliya Mrs Elin.… Sii akhri

Sheeko Cajiiba: Haweeney dhashay 38 mataano ah

Posted on April 26, 2019April 26, 2019 by News Office

Wakaaladda Wararka ee Reuters, ayaa sheeko cajiiba ka qortay,  haweeney u dhalatay waddanka Uganda oo haysata 38 caruura oo dhammaantood… Sii akhri

Dacwo xasaasi ah oo laga gudbiyay Madaxda Maamul ka mid ah kuwa gobollada dalka

Posted on April 26, 2019April 26, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Maxkamada sare ee dalka, Baashe Yuusuf Axmed ayaa waxaa lasoo gaarsiiyay dacwad ka dhan ah madaxweynaha… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo soo geba-gabeeyay safarkiisi Nairobi

Posted on April 26, 2019April 26, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo haatan ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa Sabtida berriya ku… Sii akhri

Koox ka tirsan burcad-badeeda Soomaalida oo 3 weerar qaaday kadibna la qabtay

Posted on April 26, 2019April 26, 2019 by News Office

Hawlgalka Midowga Yurub ee ka hortagga iyo la’dagaallanka burcad-beedda xeebaha Soomaaliya ayaa shaaciyay in ay qabteen 5 ka tirsan burcad-beedda… Sii akhri

Al-shabaab oo xalay weerartay Saldhigyo ay Ciidamada DF ku leeyihiin Shabeellada Hoose

Posted on April 26, 2019April 26, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dagaal culus ayaa xalay ku dhexmaray ciidamada DF iyo xoogag ka tirsan kuwa Al-shabaab deegaannada Sabiid iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close