PUNTLAND POSTPuntland Post
Warka

Video article Garsoorayaashii maxkamadaha gobolka Mudug oo la kala diray

Share

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Deni ayaa kala diray garsoorayaashii maxkamadda darajada Koowaad iyo maxkamadda rafcaanka gobolka Mudug iyo sidoo kale xafiiskii xeer-ilaalinta gobolkaasi.

Madaxweynaha ayaa si ku meel gaar ah guddoomiyaha maxkamadda darajada kowaad ee gobolka Mudug u magacaabay Maxamed Maxamuud Jaamac oo ahaa garsoorihii maxkamadda darajada koowaad ee degmada Xarfo.

Afhayeenka xukuumadda Jaamac Dabaraani ayaa akhrinaya

PUNTLAND POST