Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Deni oo isha ka daawanaya waxa ka socda Galmudug

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa weli ka aamusan xaaladda ka soo cusboonaatay Galmudug oo haatan maraysa heer xasaasiya.… Sii akhri

Posted on June 24, 2019June 24, 2019 by News Office

Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida Dr. Saalax Xaaji

Posted on June 24, 2019June 24, 2019 by News Office

Dowladda Puntland waxay ka tacsiyaynaysaa geerida Alle ha u naxariistee Dr. Saalax Xaaaji Cabdullaahi Xaaji Maxamed oo ku geeriyooday magaalada… Sii akhri

Wufuud kala duwan oo ku wajahan Cadaado iyo Dhuusamareeb

Posted on June 24, 2019June 24, 2019 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa sida la sheegayo maanta ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka… Sii akhri

Dhakhtarkii asaasay Cisbitaalka lafaha Carmo oo geeriyooday

Posted on June 24, 2019June 24, 2019 by Liban Yusuf

Allaha u naxariistee waxaa geeriyooday Dr. Saalax Xaaji Cabdullaahi oo ahaa dhakhtar weyn oo laga yaqaaney dhamaan geyiga Soomaaliya, gaar… Sii akhri

Sheikh Shaakir oo taageeray doorashada Villa Somalia ka qabanayso Galmudug

Posted on June 24, 2019June 24, 2019 by News Office

Madaxa xukuumadda Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa Villa Somalia ku raacay in doorashada madaxtinimada Galmudug la qabto 4… Sii akhri

Villa Somalia oo taariikhaysay doorashada Galmudug

Posted on June 24, 2019June 24, 2019 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay  in doorashada madaxtinimada Galmudug la qaban doono  4 bisha soo socota ee July sannadkan 2019.… Sii akhri

Xaaf oo ku dhawaaqay in uu buray heshiiskii Galmudug iyo Ahlu-sunna

Posted on June 24, 2019June 24, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku dhawaaqay in uu gebi ahaanba buray heshiiskii midaynta Galmudug iyo… Sii akhri

Soomaaliya iyo Shiinaha oo kala saxiixday heshiis iskaashi Dhaqaale

Posted on June 24, 2019June 24, 2019 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa wadahadal laba dhinacle ah maanta kula yeeshay dhiggiisa… Sii akhri

Deni oo ka tacsiyeeyay geerida Yuusuf Xaaji Nuur

Posted on June 23, 2019June 23, 2019 by News Office

Dowladda Puntland waxay ka tacsiyaynaysaa geerida Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Puntland Yuusuf Xaaji Nuur oo Ku… Sii akhri

Guddoomiyihii maxkamadda sare ee Puntland oo geeriyooday

Posted on June 23, 2019June 23, 2019 by News Office

Guddoomiyihii maxkamadda sare ee dowladda Puntland Yusuf Xaaji Nuur, ayaa ku geeriyooday Dalka Turkiga, halkaasi oo xaalad caafimaad loo geeyay.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close