Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ganacsade lagu dilay duleedka Muqdisho iyo ruux dagaal la galay Ciidammo Booliis ah

Muqdisho (PP) ─ Ganacsade lagu magacaabi jiray Cabdi Bashiir Muuse ayaa laga dhex-toogtay gellinkii dambe ee shalay gaari kuwa dadweynaha… Sii akhri

Posted on June 28, 2019June 28, 2019 by PP-Muqdisho

YARIISOW: Shacabka Xamar way ku amaanan yihiin kaalintooda Maalmaha Xorriyadda

Posted on June 28, 2019June 28, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo Taalada Dhagaxtuur ee Degmada Waaberi… Sii akhri

Kulan gaar ah oo Muqdisho ku dhex-maray Farmaajo iyo Ergayga cusub ee Q/Midoobay

Posted on June 27, 2019June 27, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada… Sii akhri

Farmaajo oo Dowladda iyo Shacabka Jabuuti ugu hambalyeeyay Maalintooda Xorriyadda

Posted on June 27, 2019June 27, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somamlia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan sannadguuradii 42-aad ee ka soo wareegtay xornimada dalka… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka qeyb-galay xuska munaasabadda Xornimada DJabuuti

Posted on June 27, 2019June 27, 2019 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa magaala Djabuuti ee dalka… Sii akhri

Taliyaashii ka soo baxay Somaliland oo Garoowe lagu soo dhoweeyay

Posted on June 27, 2019June 27, 2019 by News Office

Taliyaashii ugu qornaa Somaliland gobolka Sanaag oo dhowaan iyaga iyo ciidamadooduba ku biiray Puntland, ayaa maanta si diirran loogu soo… Sii akhri

Guddigii doorashooyinka Puntland oo is-wada casilay

Posted on June 27, 2019June 27, 2019 by News Office

Dhammaan xubnihii guddiga doorashooyinka ku meel gaark ah ee Puntland ayaa is-casilay, kadib shir jaraa’id oo ay saaka ku qabtay… Sii akhri

Soomaaliya oo ka Qeyb-gashay Daah-furka Madasha Iskaashiga Ganacsiga Iyo Dhaqaalaha Shiinaha iyo Afrika

Posted on June 27, 2019June 27, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa gobalka Hunnan ee dalka Shiinaha uga qayb gelay munaasabadda daah-furka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Xarunta madaxtooyada Garoowe Ku Qaabilay Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya

Posted on June 27, 2019June 27, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay safiirka dalka Itoobiya u fadhiya… Sii akhri

Maxaa lagu haystaa taliyihii Laanta CID-da gobolka Nugaal?

Posted on June 27, 2019June 27, 2019 by News Office

Xabsiga weyn ee magaalada Garoowe waxaa ku xiran taliyihii Laanta denbi-baarka CID-da ee gobolka Nugaal Col. Abshir Cismaan Cali kadib… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close