Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Baarlamaanka Puntland oo xasaanadda siiyey Guddoomiyaha cusub ee Hanti-dhawrka

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah xasaanadda siiyey Guddoomiyaha cusub ee Hanti-dhawrka Guud ee Puntland Cabdirisaaq Cumar Faarax oo… Sii akhri

Posted on July 18, 2019July 18, 2019 by Liban Yusuf

Wasaaradda Deegaanka oo wacyigelin ku saabsan baahinta shuruucda iyo xeerarka Deegaanka ku qabatay Buurtinle iyo Xarfo

Posted on July 18, 2019July 18, 2019 by Liban Yusuf

Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka cimilada Dawlada Punntlan ayaa magaalooyinka Buurtinle iyo Xarfo ku qabatay shirar wacyigelin ah oo ku… Sii akhri

RW KHAYRE: Caasimadda Maamulka Galmudug inay Dhuusa-mareeb tahay la iskuma haysto

Posted on July 18, 2019July 18, 2019 by PP-Muqdisho

Dhuusa-mareeb (PP) ─ Ra’iisul wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre oo kaga qayb-galay degmada Dhuusa-amreeb kulan loogu mahad-celinayay ayaa ka dalbaday… Sii akhri

Maamulka Gobolka Banaadir oo billaabay in uu la xisaabtamo Maamullada Degmooyinka

Posted on July 18, 2019July 18, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Inj.Yarisow) ayaa galabta kulan wadatashi iyo isla-xisaabtan ah… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay guddoomiyaasha Sanaag iyo Haylaan

Posted on July 18, 2019July 18, 2019 by News Office

Dikreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyaha cusub ee gobolka Sanaag loogu magacaabay Cali… Sii akhri

Maamul cusub oo loo magacaabay garoonka diyaaradaha Boosaaso

Posted on July 18, 2019July 18, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa Maareeye iyo Maareeye ku-xigeen u magacaabay garoonka diyaaradaha Boosaaso. Axmed Maxamuud Xaaji Yuusuf ayaa… Sii akhri

Guddoomiyihii PHA oo shaqadii laga joojiyay

Posted on July 18, 2019July 18, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland (PHA) sidoo kalana buriyey dhammaan xubnihii… Sii akhri

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo magacowday guddiga Qaban qaabada Shirweynaha Dib u Heshiisiinta Galmudug

Posted on July 18, 2019July 18, 2019 by News Office

Wasiirka Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo dib-u-hishiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaabada Shir-weynaha dib-u-Heshiisiinta Galmudug. Guddigan… Sii akhri

Deni oo go’aan ka soo saaray dooxooyinka Waw iyo Bixin

Posted on July 18, 2019July 18, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne ku joojiyay dismeyaasha iyo deegaamaynta Dhul-daaqsimeedka dooxooyinka Waw iyo Bixin ee u… Sii akhri

Wasiir ka tirsanaa xukuumadda Puntland oo iscasilay

Posted on July 17, 2019July 17, 2019 by News Office

Wasiiru-dowlihii wasaaradda Caddaaladda Arrimaha Diinta iyo Dastuurka ee dowladda Puntland Saalax Xabiib Jaamac ayaa caawo xilka iska casilay kadib markii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close