Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland iyo Beesha Caalamka oo ka wada hadlay sidii la’isu waafajin lahaa doorashooyinka Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, oo maanta dib ugu soo laabtay Garowe ayaa ka… Sii akhri

Posted on August 24, 2019August 24, 2019 by Liban Yusuf

Guddiga diyaarinaya sharciga doorashooyinka iyo ururada siyaasadda oo kulmay

Posted on August 24, 2019August 24, 2019 by News Office

Guddiga KMG ah ee diyaarinta sharciga doorashooyinka qaranka ee Golaha Shacabka ayaa maanta waxa ay magaalada Muqdisho kula shireen axsaabta… Sii akhri

Waxgaradka Somaliland oo afka furtay: “Muuse waa tegayaa ee yaan lakala tegin”

Posted on August 24, 2019August 24, 2019 by Gambool

Siyaasiyiinta iyo waxgaradka deegaamada Somaliland ayaa walaac xoogan ka muujiyey dhiilada colaadeed ee ka taagan deegaamo hoosyimada degmada Ceerigaabo ee… Sii akhri

Ururka Iskaashiga Islaamka OIC oo Taageero dhxal-gal ah u muujiyay Dowladda Jabuuti

Posted on August 24, 2019August 24, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ururka iskaashiga islaamka [OIC], ayaa u ballan-qaaday dowladda Jabuuti inay ku taageeri doonaan kursiga aan joogtada ahayn… Sii akhri

Safaaradda Somalia ee Cumaan oo warbixin kasoo saartay Geeridii Xasan M. Siyaad Barre

Posted on August 24, 2019August 24, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Danjiraha Somalia ee dalka Cumaan Danjire, C/weli Cali Axmed ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Ambassador Xasan… Sii akhri

Khilaaf ragaadiyey shirkii dibu heshiisiinta Galmudug ee Dhuusamareeb.

Posted on August 24, 2019August 24, 2019 by Gambool

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa waxaa ka taagan khilaaf u dhexeeya madaxda maamulka Galmudug, Ahlusuna Wal-jameeca iyo xubnihii… Sii akhri

Xildhibaan sheegay in madaxweyne Farmaajo uu dagaal kula jiro nolosha iyo jiritaanka shacabka Puntland

Posted on August 24, 2019August 24, 2019 by News Office

Xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise oo ka tirsan Golaha shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo shalay warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa… Sii akhri

Dowladda Sucuudiga oo aqoonsatay baasaboorka Somaliland si ay ugu cadaadiso Qadar.

Posted on August 24, 2019August 24, 2019 by Gambool

Wargeys ka soo baxa dalka Turkiga ayaa banaanka keenay xogo ku aadan in dowladda Sucuudigu aqoonsatay baasaboorka maamulka Somaliland iyadoo… Sii akhri

Wasiiro katirsan Puntland oo ka hadlay ciidamo iyo taliyayaal ka soo goostay Somaliland kuna biiray Puntland.

Posted on August 23, 2019August 23, 2019 by Gambool

Xubno katirsan golaha wasiirada Puntland gaar ahaan kuwa ka soo jeeda gobolada Sanaag iyo Haylaan oo caawa warbaahinta kula hadlay… Sii akhri

Danjiraha Ruusha ee QM,”Adduunku wuxuu gelayaa tartan hub iyo ciidan kadib tijaabadii Maraykanka”.

Posted on August 23, 2019August 23, 2019 by Gambool

Danjiraha dalka Ruushka ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay in adduunku qarka u saaran yahay tartan hub cusub kadib markii Mareykanku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close