Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Taliyihii ciidanka Somaliland ee aaga Badhan iyo ciidankiisi oo ku biiray dhanka Puntland

Dowladda Puntland ayaa jimcaha saaka ah ku dhawaaqday in taliyihii ciidanka Somaliland ee aagga degmada Badhan G/dhexe Guray Cismaan Saalax… Sii akhri

Posted on August 23, 2019August 24, 2019 by News Office

Qaab noocee ah ayuu u dhacay xukunkii Caasha Ilyaas iyo codsiyadii xukumanayaasha.

Posted on August 22, 2019August 22, 2019 by Gambool

Maxkamadda sare ee Puntland ayaa waafaqday xukunkii maxkamaddaha derejada 1aad iyo rafcaanka ee gobolka Nugaal ay ku rideen saddex eedaysane… Sii akhri

Fahad iyo Odawaa oo la dalacsiiyey iyo Indha-qarshe, Ameerika iyo Goobe oo xilalkii laga qaaday

Posted on August 22, 2019August 22, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta isbedel ballaaran ku sameeyay taliyeyaasha ciidamada dalka, waxaana xilalka laga qaaday dhawr… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo loo magacaabay hogaamiye kooxeed hore

Posted on August 22, 2019August 22, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u magacaabay Cumar Maxamuud Maxamed (Filish)… Sii akhri

Dowladda Puntland oo soo dhoweysey doorashadii Jubbaland.

Posted on August 22, 2019August 22, 2019 by Gambool

Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa taageertay doorashadii madaxtinimada ee iyo madaxweynaha dib loogu doortay markale mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed… Sii akhri

Maxkamadda sare ee Puntland oo ayidey xukumadii maxkamadaha derejada 1aad iyo rafcaanka.

Posted on August 22, 2019August 22, 2019 by Gambool

Maxkamadda sare ee Puntland ayaa ayidey xukunkii maxkamadaha derejada 1aad iyo rafcaanka gobolka Nugaal ay ku rideen saddex nin oo… Sii akhri

Axmed Madoobe oo markale loo doortay madaxweynaha Jubbaland.

Posted on August 22, 2019August 22, 2019 by Gambool

Waxaa goordhow Magalada Kismaayo ka dhacday doorashada Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland oo ay ku tartamayeen Afarax Musharax oo uu ku… Sii akhri

Maxkamadda sare ee Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay eedaysanayaashii kiiskii Caasha Ilyaas

Posted on August 22, 2019August 22, 2019 by Gambool

Maxkamadda sare ee Puntland ayaa maanta soo gaba gabaysay kiiskii marxuumad Caasha Ilyaas Aadan oo ay muddooyinkii ugu dambeeyey ku… Sii akhri

TOOS-Doorashada madaxweynaha Jubbaland ee Kismaayo ka socota.

Posted on August 22, 2019August 22, 2019 by Gambool

Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaark ah ee Jubbaland waxaa ka socota doorashada madaxweynaha oo ay ku loola mayaan madaxweynaha… Sii akhri

Dowladda Britian oo Saldhig Ciidamada lagu Tababbarayo ka hir-gelisay Baydhabo

Posted on August 22, 2019August 22, 2019 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Dowaldda Britain ayaa saldhig ciidamada DF lagu tababaro ka furtay magaalada Baydhab ee gobolka Bay, iyadoo lagu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close