Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xaaf ma xabsi buu ku jiray?

Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo loo arkayay in uu ka huleelay Galmudug, kadib heshiiskii uu la galay dowladda Federaalka Soomaaliya… Sii akhri

Posted on August 28, 2019August 29, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qaybgalay shirka iskaashiga Africa iyo Japan.

Posted on August 28, 2019August 28, 2019 by Gambool

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 7aad ee Madasha Iskaashiga Afrika iyo… Sii akhri

Senator Cabdi Qayb-diid: Majirto sabab madaxda federalka & dowlad goboleedyadu u kala maqnaadaan

Posted on August 28, 2019August 28, 2019 by Gambool

Senator Cabdi Xasan Cawaale Qayb-diid oo katirsan xildhibaanada aqalka sare ee Soomaaliya ayaa waxa uu si adag uga hadlay dhammaystir… Sii akhri

Madaxweyne Xaaf oo lagu soo dhoweeyey degmada Hobyo.

Posted on August 28, 2019August 28, 2019 by Gambool

Madaxweynaha xilligiisii dhammaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo wafti uu hogaaminayo ayaa safar aan horay loo shaacin ku… Sii akhri

Shir dib loogu eegayey dastuurka Soomaaliya oo Garoowe lagu soo xirayo.

Posted on August 28, 2019August 28, 2019 by Gambool

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland waxaa maanta lagu soo xirayaa shir looga arrinsanayey arrimaha dastuurka kumeel gaarka ah ee… Sii akhri

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo ka qaybgalay casho sharaf loo sameeyey guddiyada dastuurka.

Posted on August 28, 2019August 28, 2019 by Gambool

Kusimaha Madaxweynaha dowladda Puntland, ahna Madaxweyne ku xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan casho sharaf iyo xog waraysi… Sii akhri

Dowladda Federaalka oo Ahlu-sunna ku eedaysay in ay ka baxday Heshiiskii labada dhinac

Posted on August 28, 2019August 28, 2019 by News Office

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-hishiisiinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo xalay magaalada Dhuusamareeb ka hadlayey ayaa sheegay… Sii akhri

JEN. GALAAL: Xaalad Colaadeed ayaa xilligan ka taagan Magaalada Dhuusa-mareeb

Posted on August 27, 2019August 27, 2019 by PP-Muqdisho

Dhuusa-mareeb (PP) ─ Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Galmudug, ayaa waxaa ka taagan jahawareer ka dhashay muran soo dhex-galay ciidamada Dowladda… Sii akhri

Xaflad uu Caawa Xilka kula Wareegi lahaa Duqa cusub ee Muqdisho oo la baajiyay

Posted on August 27, 2019August 27, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Iyadoo lagu waday in caawa xarunta gobolka Banaadir lagu qabto xaflad uu xilka kul wareegi lahaa guddoomiyaha… Sii akhri

Ahlu-sunna oo iclaamisay dagaal ka dhan ah dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on August 27, 2019August 27, 2019 by News Office

Hoggaanka sare ee Ahlu-sunna ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay in uu gebi ahaanba buray heshiiskii u dhexeeyay iyaga iyo xukuumadda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close