Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Taliyaha Ciidamada Somaliland oo la sheegay in uu shaqa ka helay Dowladda Federaalka Soomaaliya

Taliyaha Qeybta 26-aad ee Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland Sarreeye Guuto Maxamuud Maxamed Axmed (Gubadle) oo warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa… Sii akhri

Posted on August 27, 2019August 27, 2019 by News Office

Guddoomiye Cali Soomaali: “Somaliland Yubbe oo ciidamo aan reer Sanaag ahayn joogaan ayey ka joogtaa gobolka”

Posted on August 27, 2019August 27, 2019 by Gambool

Maamulka Puntland ee gobolka Sanaag ayaa ka warbixiyey xaaladihii ugu dambeeyey ee gobolka Sanaag, ciidamadii ka soo goostay Somaliland iyo… Sii akhri

Suudaan oo dalbatay in bartamaha 2020 ciidamada qaramada laga saaro Dafur.

Posted on August 27, 2019August 27, 2019 by Gambool

Dowladda Suudaan oo xilligaan soo afmeertay khilaafkii siyaasadeed ee ka taagnaa bilihii ugu dambeeyey ayaa markaan dalbatay in laga saaro… Sii akhri

Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland oo maanta safar ugu baxay Muqdisho

Posted on August 27, 2019August 27, 2019 by Gambool

Guddoomiyaha baarlamaanka dowladda Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhooba-daareed) ayaa maanta safar ugu baxay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya. Inkastoo… Sii akhri

Hogaamiyaha Hong Kong: Qalalaasaha sii xoogaysanaya uma dulqaadan doono

Posted on August 27, 2019August 27, 2019 by Gambool

Hogaamiyaha Hong Kong, Carrie Lam ayaa shaaca ka qaaday in dowladdeedu ay dulqaad eber ah 0% ka leedahay qalalaasaha ka… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo u dhoofay dalka Japan

Posted on August 26, 2019August 26, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Japan oo uu ka furmayo… Sii akhri

Madaxweynaha dowladda Puntland oo u safray wadanka Itoobiya.

Posted on August 26, 2019August 26, 2019 by Gambool

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka dibaddiisa, gaar agaan dalka Itoobiya oo uu… Sii akhri

Senator Cabdi-qaybdiid oo sheegay in madaxda DFS aysan ka qayb qaadan dhammaystirka dastuurka.

Posted on August 26, 2019August 26, 2019 by Gambool

Guddoomiyaha guddiga labada aqal ee barlamaanka Soomaaliya u qaabilsan la socodka dastuurka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya Cabdi Xassan Cawaale… Sii akhri

Federal Government of Somalia Destabilizes Federal Member States of Somalia

Posted on August 26, 2019August 26, 2019 by Desk

The people of Puntland are convinced beyond doubt that the President and Prime Minister Hassan Kheyre are conspiring to destabilize… Sii akhri

Baladweyne oo lagu xir-xiray qaar ka mid ah odayaashii fuliyay Amarkii Al-shabaab

Posted on August 26, 2019August 26, 2019 by PP-Muqdisho

Baladweyne (PP) ─ Booliiska Magalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa xabsiga dhigay in ka badan 10 oday-dhaqameed oo ka mid… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close