Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Burcad-badeedda Soomaalida oo afar sano kadib sii daayay Badmaaxe u dhashay Iran

Burcad-badeedda Soomaalida ayaa sii daayay badmaaxe u dhashay dalka Iran, kaasoo muddo ka badan afar sano lagu haystay xeebaha Puntland.… Sii akhri

Posted on September 22, 2019September 22, 2019 by cph

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir u fasaxday deeq lacageed oo ka timid Midowga Yurub

Posted on September 22, 2019September 22, 2019 by News Office

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir waxay u fasaxday lacag dhan $ 6… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo magacaabay Wakiilka Puntland ee Maraykanka

Posted on September 22, 2019September 22, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay Wakiil cusub oo Puntland u qaabilsan Qurba-joogta reer Puntland ee ku nool… Sii akhri

Shaqaale ay Somaliland soo cayrisay oo shaqa ka helay Garoonka Diyaaradaha Garoowe

Posted on September 21, 2019September 21, 2019 by News Office

Wasiirka wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada dowladda Puntland, Xuseen Cismaan Lugatoor (Gabiley) oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa magaalada Garoowe,… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharciga dhismaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka musuq-maasuqa

Posted on September 21, 2019September 21, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Sabtida maanta saxiixay sharciga dhismaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka musuq-maasuqa… Sii akhri

James Swan oo baaq u diray shacabka Soomaaliyeed

Posted on September 21, 2019September 21, 2019 by Liban Yusuf

Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa Soomaalida ugu baaqay in ay soo afjaraan colaadda, toogashada macno darrada… Sii akhri

Wasiir ku xigeen ka tirsanaa Xukuumadda Soomaaliya oo is casilay

Posted on September 21, 2019September 21, 2019 by News Office

Wasiir Kuxigeenkii wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdikariin Khaliif Cabdi (Dhaalac) ayaa xalay xilka iska… Sii akhri

Madaxda Puntland iyo guddiga gacanta ku haya Sharciga Doorashooyinka Soomaaliya oo Garoowe ku kulmay

Posted on September 21, 2019September 21, 2019 by News Office

Guddiga Ku meel gaarka ah ee Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka u qaabilsan soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka oo ku sugan… Sii akhri

Maraykanka iyo dalalka Khaliijka Carbeed oo isbahaysi u samaysanaya dagaalka Iiraan

Posted on September 20, 2019September 20, 2019 by News Office

Dowladda Mareykanka ayaa xoojinaysa ololeheeda ku aadan sidii ay u heli lahayd wadiiqo u sahlaysa duulaan lagu qaado dalkaasi Iiraan,iyadoo… Sii akhri

DFS oo lacag dheeraad ah u qorsheysay dowlad gobaleedyada

Posted on September 19, 2019September 19, 2019 by Liban Yusuf

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo guud ahaan looga hadlay dhaqaalaha iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close