Midowga Yurub oo masuul cusub u magacaabay Hawlgalka EUCAP Somalia
Maanta, Chris Reynolds waxaa loo magacaabay Madaxa Howlgalka EUCAP Somalia. Wuxuu shaqada kala wareegayaa Maria-Cristina Stepanescu (oo ka socotay Dalka Romania)… Sii akhri
Maanta, Chris Reynolds waxaa loo magacaabay Madaxa Howlgalka EUCAP Somalia. Wuxuu shaqada kala wareegayaa Maria-Cristina Stepanescu (oo ka socotay Dalka Romania)… Sii akhri
Laba askari oo ka tirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhintay ilaa afar kalena waa ku dhaawacmeen kadib markii maanta qarax… Sii akhri
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo khamiis ah 19 September 2019 shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiirada. Kulanka ayaa… Sii akhri
Wasaaradda Caddaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka dowladda Puntland oo kaashanaysa hay’adaha NCA iyo Save the children, ayaa maanta magaalada Garoowe,… Sii akhri
Ciidamada ammaanka ee ka howgala magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa fashiliyay qarax miino oo la dhigay waddada isku xirta… Sii akhri
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash), ayaa Galabta magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ka daah-furay, barnaamij… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho ku tegay magaaladda Garacad ee Gobolka… Sii akhri
Waxaa maanta duleedka magaalada Muqdsiho, gaar ahaan aaga Jaamacada Shabeelle ka dhacay qarax khasaaro geystay. Qaraxa oo ahaa miino dhulka… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor-dhaweyd safar dhanka cirka ah ugu ambabaxay deeegaan xeebeedka Garacad… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhowaysay aqabaaladda waraaqaha aqoonsiga ee uu Madaxweynaha Mareykanka Mudane Donald J. Trump kaga guddoomay Aqalka Cad… Sii akhri