Daacish oo xaqiijisay geerida hoggaamiyahoodi Abu Bakr al-Baghdad
Ururka Daacish ayaa bayaan uu soo saaray ku xaqiijiyey geerida hoggaamiyihii kooxda Abu Bakr al-Baghdadi, islamarkaana inuu beddelo u magacaabay Abu Ibrahim…
Open this website in Safari first.
Ururka Daacish ayaa bayaan uu soo saaray ku xaqiijiyey geerida hoggaamiyihii kooxda Abu Bakr al-Baghdadi, islamarkaana inuu beddelo u magacaabay Abu Ibrahim…
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Dhallinyarada Gobolka Haylaan, kulanka waxaa looga hadlay arrimaha dhallinyarada Puntland gaar ahaan…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka kooban labada gole ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha wasiirada Jubbaland oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Ugu horayn waxaa…
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay howlgal Miino baaris ah ka sameeyeen degaannada Koban iyo Bangeen oo ka wada tirsan Gobolka…
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Khamiis ah booqanaya, magaalada Dhahar ee xarunta gobolka High-land, halkaasi oo uu ka…
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo xubin ka ah Guddiga gurmadka fatahaadaha ayaa sheegay…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka qeybgalay Casho sharaf loogu sameeyay Beerta Dalxiiska oo ku taala duleedka magaaladda…
Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Wafti ballaaran oo uu hoggaaminayey ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Garoowe…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa beesha caalamka ugu baaqay in si deg deg ah ay uga qayb qaataan…