Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wasiirka Shaqada Sadiiq Warfaa oo kormeeray Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa, ayaa kormeerkiisii saddex biloodlaha ahaa ku tagay Arbacadii xarunta… Sii akhri

Posted on December 5, 2019December 5, 2019 by News Office

Ku-simaha madaxweynaha Puntland oo Taliye xigeen cusub u magacaabay Ciidanka madaxtooyada

Posted on December 4, 2019December 4, 2019 by News Office

Ku-simaha madaxweynaha, ahna madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan, ayaa Taliye xigeen cusub u magacaabay Ciidanka madaxtooyada Puntland… Sii akhri

Puntland: Guddiga TPEC oo qorsheeyey mudada la qaban doono doorashada dowladaha hoose

Posted on December 4, 2019December 4, 2019 by Liban Yusuf

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa maanta ansixiyay qorshaha uu ku shaqayn doono iyo tubta doorashada dowladaha hoose… Sii akhri

Guddoomiyihii degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada Hoose oo qarax lagu dilay

Posted on December 4, 2019December 4, 2019 by News Office

Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha Hoose ayaa xaqiijinaya  in guddoomiyhii degmada Awdheegle Maxamed Yarow lagu dilay qarax miino. Qaraxa miino… Sii akhri

Gallan iyo Abwaan oo isku khilaafsan sida loo wajahayo arrimaha gobolka Bari

Posted on December 4, 2019December 4, 2019 by News Office

Wararka Puntland Post ka helayso magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa sheegaya in Khilaaf ka dhex qarxay, wasiirka Amniga… Sii akhri

Taliyaha Booliiska Puntland oo shaqada ka joojiyay Taliyihii Qeybta gobolka Nugaal

Posted on December 4, 2019December 4, 2019 by News Office

Taliyaha Ciidanka Booliiska dowladda Puntland S/Gaas muxiyadiin Axmed Aw-Muuse ayaa shaqada ka joojiyay Taliyaha Qeybta Booliiska gobolka Nugaal G/sare Mu’min… Sii akhri

Golaha Wakiilada Maraykanka oo ansixiyay Sharci taageeraya Muslimiinta

Posted on December 4, 2019December 4, 2019 by News Office

Xubnaha Aqalka Wakiilada dalka Mareykanka ayaa meel mariyay shaci ka hortagaya waxa loogu yeeray xarig aan sabab lahayn, jirdil, iyo… Sii akhri

Ciidamada PSF Puntland oo beeniyey in ay ka soo baxeen fariisimahoodii

Posted on December 3, 2019December 3, 2019 by Liban Yusuf

Ciidamada gaarka ah ee PSF Puntland ayaa beeniyey in ay ka soo baxeen fariisimahoodii buuraleyda Galgala. Bayaan kooban oo ka… Sii akhri

Digniin laga soo saaray roobab duufaano wata oo laga cabsi qabo in ay ka da’aan Soomaaliya

Posted on December 3, 2019December 3, 2019 by Liban Yusuf

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin ka soo gaartay roobab dabeylo wata oo la saadaalinayo in ay ka da’aan qeybo kamid… Sii akhri

Muwaaddin Maraykan ah oo ka tirsan Al-shabaab oo madaxiisa la dul-dhigay $5 Malyan

Posted on December 3, 2019December 3, 2019 by News Office

FBI-da Mareykanka ayaa ku celisay abaal-marin shan milyan oo dollar ah oo la siinayo ciddii keenta xog sahli karta in… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close