Kheyre oo amray in wax laga qabto xaaladda Gardafuu ee Puntland
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah guddoomiyey shirkii Golaha wasiirraddu ku yeesheen Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Xasan… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah guddoomiyey shirkii Golaha wasiirraddu ku yeesheen Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Xasan… Sii akhri
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, waxaa is-rasaasayni galinkii hore ee maanta ku dhexmartay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Ilaalada Canshuuraha… Sii akhri
Mac-hadka Horumarinta iyo Cilmi-baarista Soomaaliyeed ee SIDRA oo kaashanaya hay’adda ADRA, ayaa maanta magaalada Garoowe ku qabtay, Kulan ku saabsan… Sii akhri
Kalfadhiga 45-aad ee Golaha Wakiilada dowladda Puntland oo maalmo ka hor soo xirmay, ayaa ajandihiisa laga saaray dhammaan qodobadii ku… Sii akhri
Shirka Golaha Wasiirada dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey madaxweyne Ku-xigeenka, ahna Ku-simaha madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan looga… Sii akhri
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Amb. Donald Y. Yamamoto, ayaa soo dhaweeyay heshiiskii ay wada gaareen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo iyo Culimaa’uddiinka Ahlusunna Waljamaaca, ayaa ka heshiiyay Khilaaf muddooyinkii dambe u dhexeeyay oo salka ku hayay… Sii akhri
Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in dableey hubaysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay xalay weerar ku qaadeen… Sii akhri
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo magaalada Aswan u jooga ka qayb galka madasha Aswan,… Sii akhri
Maanta oo khamiis ah, 12 December, sanadka 2019-ka waxaa guud ahaan dalkan Britain subaxnimada looga dareerayaa doorasho nooceeda aan horay… Sii akhri