Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Qaramada Midoobay oo warbixin ka soo saartay Khasaaraha Roobabkii ka da’ay Puntland

Qaramada Midoobay, ayaa warbixin ka soo saartay Khasaarahay ay dhaliyeen Roobabkii dabaylaha watay ee toddobaadkii hore ku dhuftay Puntland, gaar… Sii akhri

Posted on December 11, 2019December 11, 2019 by News Office

Beesha Caalamka oo Hirshabeelle kala hadashay doorashada 2020

Posted on December 11, 2019December 11, 2019 by Liban Yusuf

Magaalada Jowhar waxaa maanta tegay wafdi ka socda Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo IGAD Wafdiga ka socda Beesha… Sii akhri

Dekedda Muqdisho oo mar kale laga dhoofiyey Moos

Posted on December 11, 2019December 11, 2019 by Liban Yusuf

Dekedda magaalada Muqdisho waxaa markii labaad muddo kooban gudaheed laga dhoofiyey ilaa Afar iyo Toban tan oo Moos ah, kaas… Sii akhri

Ciidamada Amniga dowladda Soomaaliya oo soo afjaray hawlgalkii Hoteel SYL

Posted on December 11, 2019December 11, 2019 by News Office

Ciidamada Amniga dowladda  Soomaaliya, ayaa ugu dambeyntii soo afjaray hawlgalkii hoteelka SYL ee Muqdisho oo fiidnimadi xalay ay weerareen koox… Sii akhri

Warbixin: Weerarkii SYL iyo wararkii u dambeeyey

Posted on December 11, 2019December 11, 2019 by Liban Yusuf

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa weerar abaaro 7-dii fiidnimo (10-12-2019) lagu qaaday hotel SYL oo ka soo horjeeda… Sii akhri

Xil. Dhoore: Shabaabka nagu soo weeraray Hotel SYL dadka ayay qolalka ku jebinayeen

Posted on December 10, 2019December 10, 2019 by News Office

Xildhibaan Cabdiraxmaan Dhoorre oo ka tirsan Baarlamanka dowladda Puntland, kana mid ahaa dadkii laga soo  badbaadiyay weerarka Caawa lagu qaaday… Sii akhri

Weerar ka socda hotel ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya

Posted on December 10, 2019December 10, 2019 by Liban Yusuf

Rasaas xoogan iyo qaraxyo ayaa laga maqlayaa hotel SYL ee Muqdsho oo ku yaalla kasoo horjeeda xarunta Madxtooyada Soomaaliya. Koox… Sii akhri

Halkee lagu hayaa Silvia Romano?

Posted on December 10, 2019December 11, 2019 by cph

Bishii hore ayay Ansa, wakaaladda wararka ee Talyaaniga, soo saartay warbixin ay ku xustay in Silvia Romano, oo ah isxilqaame ka tirsan… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo xasaanaddii xildhibaanimo ka qaaday Dhoobo-daareed

Posted on December 10, 2019December 10, 2019 by Liban Yusuf

PUNTLAND POST ayaa horey u baahisay Xog ah in la wado mooshin xubinnimada Baarlamaanka looga qaadayo, guddoomiyihii hore ee Golaha… Sii akhri

XOG: Madaxtooyada Puntland oo mar kale abaabushay mooshin ka dhana Dhooba-daareed

Posted on December 10, 2019December 10, 2019 by News Office

Ilo’ xog-ogaal ah oo ku sugan Garoowe, ayaa Puntland Post u xaqiijiyay in xukuumadda Puntland ay dabada ka riixayso mooshin… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close