Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Cabdisamad Abwaan: Deeqda Caalamiga ah Muqdisho ayay ku ururtaa, Puntland waxba kama soo gaaraan

Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed (Cabdisamad Abwaan) oo warbaahinta kula hadlay magaalada Boosaaso, ayaa xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay… Sii akhri

Posted on December 14, 2019December 14, 2019 by News Office

Muqdisho oo lagu daah-furay wajiga 2-aad ee Manhajka dugsiyada

Posted on December 14, 2019December 14, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta daah-furay Manhajka Dugsiyada Hoose iyo Dhexe ee dalka. Madaxweynaha ayaa manhajkan… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe

Posted on December 14, 2019December 14, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahu Deni oo mudda 20 Cisho ah safar ugu maqnaa magaalada Dubai ee waddanka Imaaraatiga, ayaa… Sii akhri

Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo Maanta Baarlamanka hor-tegaya

Posted on December 14, 2019December 14, 2019 by News Office

Mudanayaasha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta lagu wadaa in ay kulankooda warbixin uga dhegaystaan, Guddiga Madaxa Banaan… Sii akhri

Madaxweyne Deni iyo Axmed Shide oo ku kulmay Addis Ababa

Posted on December 13, 2019December 13, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa magaalada Addis Ababa kulan kula qaatay Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shide. Soo dhoweyn… Sii akhri

Axmed Madoobe iyo labo Shariif oo ku kulmay Nairobi

Posted on December 13, 2019December 13, 2019 by Liban Yusuf

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ku kulmay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed,… Sii akhri

Gen. Cabdixamiid Dirir: Ma jiraan ciidamo ay dowladda Soomaaliya geynayso Towfiiq iyo Afbarwaaqo

Posted on December 13, 2019December 13, 2019 by News Office

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliya, Sarreeye Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo wareysi gaar ah siiyay Puntland Post, ayaa ka… Sii akhri

Jubbaland: Guddoomiyeyaal xilalkii laga qaaday iyo kuwa kale oo la magacaabay

Posted on December 13, 2019December 13, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweyne ku xigeenka labaad ee jubbaland ahna ku simaha madaxweynaha Cabduqaadir Xaaji Maxamuud (Suldaan Lugadheere) ayaa xilalkii ka qaaday guddoomiyeyaal… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo u dhoofay Qadar

Posted on December 13, 2019December 13, 2019 by Liban Yusuf

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Jamce ah u dhoofay magaalada… Sii akhri

Puntland iyo hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka oo heshiis kala saxiixday

Posted on December 12, 2019December 12, 2019 by News Office

Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed iyo Hay’adda Bisha Cas ee dalka Imaaraadka ayaa kala saxiixday heshiis wadashaqayneed oo ogolaanaya in hay’adda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close