Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Khilaafkii ka jiray Guddoomiyaha Bankiga Puntland oo la dhameeyey

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan labadiisa ku xigeeen ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha cusub ee… Sii akhri

Posted on January 16, 2020January 16, 2020 by Liban Yusuf

Siyaasi Muuse Cali Jaamac oo xaalad caafimaad xabsiga looga sii daayay

Posted on January 16, 2020January 16, 2020 by News Office

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa sheegaya in xukuumadda Puntland ay Isniintii todobaadkan xabsiga weyn ee… Sii akhri

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo lagu weeraray buuraha Calmadow

Posted on January 16, 2020January 16, 2020 by News Office

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa, weerar kooban oo shalay ka dhacday degaanka Ulxeed oo ka tirsan Buuraleeyda Calmadow, gaar… Sii akhri

Wararkii u dambeeyay ee doorashada Galmudug

Posted on January 16, 2020January 16, 2020 by News Office

Xildhibaannada Cusub ee Baarlamanka dowlad goboleedka Galmudug, ayaa lagu wadaa in ay maanta oo Khamiis ah  dhegaystaan khudbad jeedinta  musharixiinta… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo dacwad ka gudbisay Maraakiib ku soo xad-gudbay xeebaha dalka

Posted on January 16, 2020January 16, 2020 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay in ay dacwad ka gudbisay Maraakiib laga leeyahay dalal Shisheeye oo kalluumaysi sharci-darro ah ka… Sii akhri

Puntland iyo Itoobiya oo shir ku yeeshay Wardheer

Posted on January 15, 2020January 15, 2020 by Liban Yusuf

Magaalada Wardheer waxaa dhacay shir looga arrinsanayey adkaynta iskaashiga nabbada iyo xuduudaha dowladda Itoobiya, gaar ahaam dowlad deegaanka Soomaalida iyo… Sii akhri

Boosaaso: Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray xarumo ganacsi oo cusub

Posted on January 15, 2020January 15, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xariga ka jaray xarunta Haamaha Keydka Shidaalka ee Ocean Petroleum iyo Isbitaalka AYAAN… Sii akhri

Boos: Deni xilka igama qaadi karo shaqadeydaan sii wataa

Posted on January 15, 2020January 15, 2020 by News Office

Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Bangiga dhexe ee Puntland Cabdi Ismaaciil Boos, oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe, ayaa… Sii akhri

Somaliland oo war ka soo saartay 6 Nin oo ay toogasho ku fulisay

Posted on January 15, 2020January 15, 2020 by Liban Yusuf

Somaliland ayaa maanta oo Arbaco ah dil toogasho ku fulisay Lix nin oo horey u xukunaa, kuwaaas oo qaarkood muddo… Sii akhri

Xaaf oo kala diray maamulkii degmada Gaalkacyo

Posted on January 15, 2020January 15, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa wareegto uu soo saaray ku kala diray, golihii degaanka degmada Gaalkacyo,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close