IMF iyo Bankiga Adduunka oo ansixiyay in Soomaaliya laga cafiyo inta badan deymaha lagu leeyahay
Guddiyada maamula labada hay’adood ee ugu weyn maaliyadda dunida waxay ku ammaaneen Soomaaliya shaqada laga qabtay isbeddello dhinaca dhaqaalaha iyo maamulka hay’adaha…