Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dagaal xooggan oo xalay ka dhacay magaalada jowhar

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay halkaas dagaal xoogan uu ku dhexmaray… Sii akhri

Posted on February 18, 2020February 18, 2020 by News Office

Maraykanka oo faahfaahiyay duqeyn uu la beegsaday Al-shabaab

Posted on February 18, 2020February 18, 2020 by News Office

War saxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidamada dowladda Mareykanka u qaabilsan qaaradda afrika ee Africom ayaa lagu sheegay in weerar… Sii akhri

Weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay Pakistan

Posted on February 18, 2020February 18, 2020 by News Office

Weerar ismiidaamin ah, ayaa la sheegayaa in uu  ka dhacay meel u dhaw goob  isu soo bax diini ah ka… Sii akhri

Madaxweyne Biixi oo maanta Khudbad ka jeedinaya Baarlamanka Somaliland

Posted on February 18, 2020February 18, 2020 by News Office

Madaxweyne Muuse  Biixi Cabdi ayaa maanta lagu wadaa inuu khudbad ka horjeediyo Barlamaanka maamulkaasi, Khudbaddaas oo uu kaga  hadlayo arrima… Sii akhri

Boosaaso oo laga daah-furay carwada ganacsiga Puntland

Posted on February 17, 2020February 17, 2020 by Liban Yusuf

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaaladda Boosaaso ka daah-furay carwada ganacsiga Puntland. Carwadan oo ah tii labaad ee… Sii akhri

Qariidad kala jaraysa Soomaaliya oo la soo dhigay baraha internet-ka Abiy

Posted on February 17, 2020February 17, 2020 by Liban Yusuf

Baraha internet-ka (Twitter-ka iyo Facebook-ga) ee Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa galabta la soo dhigay qariidad muujinaysa Soomaaliya oo… Sii akhri

Maareeye: Somaliland 28 sano ayaa looga talinayey marfishyada qaadka

Posted on February 17, 2020February 17, 2020 by News Office

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa markii u horraysay ka hadlay wararka sheegaya in madaxweyne Farmaajo… Sii akhri

Somaliland oo ruqseysay Askari u gacan qaaday qof dumar ah

Posted on February 17, 2020February 17, 2020 by Liban Yusuf

Somaliland ayaa ruqseysay Askri Booliis ah oo dharbaaxo la dhacay qof dumar ah oo ku nool magaalada Hargeysa. Qoraal la… Sii akhri

Maraykanka oo Xulafadiisa uga digay La-tacaamulka Shirkadda Huawei

Posted on February 17, 2020February 17, 2020 by News Office

Safiirka dowladda Mareykanka ee dalka Jarmalka, ayaa Axaddii shalay laga soo xigtay in madaxweyne Donald Trump uu ku hanjabay inuu… Sii akhri

Wadani: Shacabka Somaliland waxay baafinayan madaxweyne Muuse Biixi

Posted on February 17, 2020February 17, 2020 by News Office

Xisbiga Mucaaradka Somalilandee Waddani ayaa sheegay in dadka reer Hargeysa ay baafinayaan madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Afhayeenka Xisbigaas Barkhad Jaamac… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close