Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo sheegtay in ay ka laabatay amarkii ay masaajidda ku xirtay

Maalin kadib markii xukuumadda Puntland ay amartay in la xiro dhammaan masaaajidda iyo dugsiyada Qur’aanka, si looga fogaado faafidda cudurka… Sii akhri

Posted on March 25, 2020March 25, 2020 by News Office

UK iyo EU oo Soomaaliya ka bixiyay dayntii Bangiga Horumarinta Afrika ku lahaa

Posted on March 25, 2020March 25, 2020 by News Office

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa shaaciyay in Bankiga horumarinta Afrika uu Soomaaliya ka cafiyay dhammaan deymihii… Sii akhri

Safiirka Shiinaha oo qalab lagu baaro Coronavirus ku wareejiyay dowladda Soomaaliya

Posted on March 25, 2020March 25, 2020 by News Office

Diyaarad siday qalab caafimaad iyo dawooyin loogu tala-galay ka hor-tagga iyo in lagula tacaalo cudurka Covid-19 ayaa xalay kasoo degtay… Sii akhri

Axmed Karaash oo booqday Tukaraq oo isku hor-fadhiyaan ciidamada Puntland iyo Somaliland

Posted on March 24, 2020March 24, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta booqday fariisimaha ciidamada Puntland ee ku sugan degaanka Tukaraq ee… Sii akhri

FORUM FOR NATIONAL PARTIES CONDEMNS “A FAILED AMBUSH” AGAINST A FORMER PRESIDENT

Posted on March 24, 2020March 24, 2020 by cph

Desk) — The Mogadishu-based Forum for National Parties has issued a statement accusing the Federal Government of Somalia of “what… Sii akhri

Gumeystaha Cagaaran

Posted on March 24, 2020March 24, 2020

Soomaaliya waxaa haysta dhibaatooyin badan. Waxaana kamida amni xumo, dawlad jilicsan iyo Qaad. Dhibaatada Qaadku waa tan ugu weyn. Labada… Sii akhri

Jubaland oo amartay in masaajidda looga qunuudo Coronavirus

Posted on March 24, 2020March 24, 2020 by News Office

Guddiga ka hortagga xanuunka Coronavirus ee dowlad goboleedka Jubaland, ayaa maanta oo Talaado ah soo saaray awaamiir ku saabsan ka… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay gubtay jaad si qaldan dalka lagu soo geliyay

Posted on March 24, 2020March 24, 2020 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah garoonka diyaaradaha Muqdisho ku gubtay Jaad ay sheegtay in si qaldan dalka loo… Sii akhri

Dowladda Oo Beenisay in ay Ciidamo dul-gaysay Guriga Sheekh Shariif

Posted on March 24, 2020March 24, 2020 by News Office

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafiyay warara sheegayay in dowladda Soomaaliya ay Ciidamo ka tirsan Booliska dul-geysay… Sii akhri

Xaaf oo la sheegay in uu ka qeyb-geli doono Caleema-saarka Madaxweyne Qoorqoor

Posted on March 24, 2020March 24, 2020 by News Office

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ku sugan magaalada Gaalkacyo uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close