Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Al-shabaab oo sheegtay in ay weerar culus ka fuliyeen degaanka Jannaale

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in  ay saacadihii la soo dhaafay  weeraro kala duwan ka fulisay degaanka Jannaale iyo nawaaxigiisa kuwaasi… Sii akhri

Posted on March 24, 2020March 24, 2020 by News Office

Guddoomiyaha guddiga caleema-saarka Qoor Qoor oo Xaaf la kulmay

Posted on March 24, 2020March 24, 2020 by News Office

Guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada caleema-saarka madaxweynaha cusub ee Galmudug ayaa sheegay in uu la kulmay madaxweynihii hore ee maamulkaas Axmed Ducaale… Sii akhri

Isbitaalka Banaadir oo lagu wareejiyay Agab Caafimaad oo kala duwan

Posted on March 24, 2020March 24, 2020 by News Office

Qalab Caafimaad oo isugu jira sariiraha bukaanka loogu talo galay iyo agab kale ayaa Hey’adda Tawakal oo ay soo wakiisheen… Sii akhri

PUNTLAND GOVERNMENT ORDERS CLOSURE OF RELIGIOUS SCHOOLS AND MOSQUES TO PREVENT SPREAD OF COVID-19

Posted on March 23, 2020March 23, 2020 by cph

Garowe (PP News Desk) — Puntland State Government earlier today issued a decree instructing educational and religious institutions to close… Sii akhri

The Lessons from Italy’s Covid-19 Mistakes

Posted on March 23, 2020March 24, 2020 by cph

Italy is doubling down on its lockdown strategy to stop the spread of the new coronavirus, halting all non-essential economic activities for… Sii akhri

Xukuumadda Puntland oo amartay in la xiro masaajidda iyo dugsiyada Qur’aanka

Posted on March 23, 2020March 23, 2020 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa amar ku bixisay, in mudda laba todobaad ah la xiro dhammaan masaajidda ku yaalla gudaha Puntland, si… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo Boosaaso ku qabtay shakhsiyaad lagu tuhmayo Al-shabaab iyo Daacish

Posted on March 23, 2020March 23, 2020 by News Office

Ciidanka Amniga dowladda Puntland ee loo yaqaanno PSF, ayaa maanta oo Isniin ah shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen, shakhsiyaad… Sii akhri

Taariikhda dowladnimada – Qaybtii 8aad (Qaybtii ugu dambaysay)

Posted on March 23, 2020March 23, 2020

Guunaanad Waxa aynu ka soo sheekaynay bilowgii ugu horreeyey ee aadanaha iyo maraaxishii siyaasadeed ee uu soo maray. Waxa aynu… Sii akhri

Ubaxa Itoobiya u dhoofiso Yurub oo istaagay

Posted on March 23, 2020March 23, 2020 by cph

Addis Ababa ( Puntland Post ) — Caabuqa Covid-19 oo hadda dunida silsilaya ayaa si ba’an u saameeyay ubaxa beeralayda… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo dhex-dhexaadin u fidisay dalalka Masar iyo Ethiopia

Posted on March 23, 2020March 23, 2020 by News Office

Dowladda Soomaaliya, ayaa sheegtay in ay go’aan dhexdhexaadnimo ah ka qaatay, khilaafka u dhexeeya dalalka Ethiopia iyo Masar, ee ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close