Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wasiir Cawad oo la kulmay James Swan

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise, ayaa kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan… Sii akhri

Posted on March 26, 2020March 26, 2020 by News Office

Militariga Soomaaliya oo sheegay in ay dileen 12 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab

Posted on March 26, 2020March 26, 2020 by News Office

Sarakiisha Ciidanka Militariga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in degaanka daynuunaay oo qiyaastii 18km magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug oo la heshiiyey siyaasiyiin mucaaradsanaa

Posted on March 25, 2020March 25, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweyne Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta meel ka baxsan magaalada Dhuusamareeb kulan qado ah kula qaatay siyaasiyiin reer… Sii akhri

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho

Posted on March 25, 2020March 25, 2020 by Liban Yusuf

Maanta galinkii dambe waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay qarax ismiidaamin ah oo geystay dhimasho iyo dhaawac. Sida la sheegay qof… Sii akhri

If Covid-19 is not beaten in Africa it will return to haunt us all    

Posted on March 25, 2020March 25, 2020

There is a major flaw in the strategy to deal with the coronavirus pandemic. Advanced economies are unveiling unprecedented economic… Sii akhri

Faahfaahinta dagaal maanta ka dhacay Daynuunaay

Posted on March 25, 2020March 25, 2020 by News Office

Ugu yaraan hal askari ayaa ku geeriyooday, ilaa lix kalena waa ku dhaawacmeen, iska hor-imaad kooban oo saaka ka dhacay… Sii akhri

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koofurgalbeed oo la ansixiyay

Posted on March 25, 2020March 25, 2020 by News Office

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulankii ugu horreeyay ku yeeshay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka… Sii akhri

Turkey oo dacwado kusoo oogtay 20 Sacuudiyaan ah

Posted on March 25, 2020March 25, 2020 by News Office

Turkey ayaa 20 qof oo Sacuudiyaan ah, oo ay ku jiraan laba kaaliyeyaal u ahaan jiray Dhaxal-Suge Mohmed Bin Salman,… Sii akhri

Miyay Itoobiya laba isku helaysaa?

Posted on March 25, 2020March 25, 2020 by cph

Addis Ababa ( Faallooyinka Puntland Post) —  Biyoxireenka Dib-u-curashada Itoobiyada Weyn (GERD)  wuxuu soo nooleeyay muran ku saabsan qaybsashada biyaha… Sii akhri

Gaalkacyo: Malayshiya-beeleed xoog ku furtay maxbuus dil ku xukunnaa

Posted on March 25, 2020March 25, 2020 by News Office

Ugu yaraan 4 ruux ayaa ku dhaawacmay iska hor-imaad kooban oo Talaadadii shalay ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close