Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Bandow xalay ka dhaqan-galay magaalada Muqdisho

Taliyaha Booliiska dowladda Federaalka SoomaaliyaJeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa si rasmiya u shaaciyay in uu magaalada Muqdisho ka dhaqan-galay,… Sii akhri

Posted on April 16, 2020April 16, 2020 by News Office

Wasaaradda Gaashaandhiga oo ka jawaabtay eedeymo kufsi oo loo jeediyey Askar

Posted on April 16, 2020April 16, 2020 by Liban Yusuf

Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo gaartay dacwad eedeyn ah, oo la xiriirta labo dhabdhood oo dhawaan kufsi loogu… Sii akhri

Soomaaliya: Tirada dadka u dhintay iyo kuwa uu ku dhacay Covid-19 oo korortay

Posted on April 15, 2020April 15, 2020 by Liban Yusuf

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in 24 saac ee la soo dhaafay la diiwaan geliyay 20 xaalad iyo 3 geeri… Sii akhri

Puntland oo joojisay Jimcaha iyo Jaamacada Masaajidda

Posted on April 15, 2020April 15, 2020 by Liban Yusuf

Puntland ayaa kordhisay bandowgii saaran guud ahaan magaalooyinka Puntland, sidoo kale soo rogtay awaamiir cusub. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni… Sii akhri

Puntland oo diyaarinaysa Haamaha Oxygen-ta keydiya si loola tacaalo COVID-19

Posted on April 15, 2020April 15, 2020 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa shaacisay in ay bilowday qorshe lagu diyaarinayo Haamaha keydiya Oxygen-ta si loo helo Oxygen ku filan Puntland… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo lacago u fasaxday dowlad goboleedyada dalka si loogu adeegsado ka hortaga COVID-19

Posted on April 15, 2020April 15, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa amar ku bixiyay in dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir si… Sii akhri

Jubaland oo dhaqan-gelisay Bandow habeenkii ah si looga hortago COVID-19

Posted on April 15, 2020April 15, 2020 by News Office

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa dhaqan-gelisay Bandow ay xiliyada habeenkii ah ku rogtay degaannada dowlad goboleedkaas si loo xakameeyo faafida Cudurka… Sii akhri

Fanaankii weynaa ee Cumar Shoolli oo Muqdisho ku geeriyooday

Posted on April 15, 2020April 15, 2020 by News Office

Alle ha u naxariistee, waxaa xalay Magaalada Muqdisho ku geeriyooday fannaankii weynaa Cumar Cabdulle Shoolli, oo ka tirsanaa Hoobaladii Qaranka… Sii akhri

Gen Dirir oo kormeeray wadada xiriirisa Buufow Bacaad iyo Jannaale oo dib loo furayo

Posted on April 15, 2020April 15, 2020 by News Office

Taliyaha ciidanka dhulka ee Militariga dowladda Federaalka Soomaaliya sareeye guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa kormeeray wadada xiriirisa Jannaale iyo Buufow… Sii akhri

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday canshuur dhaaf

Posted on April 14, 2020April 14, 2020 by Liban Yusuf

Dawladda Soomaaliya Federaalka ayaa canshuur dhaaf u sameysay cunnada quutul daruuriga, si looga hor tago koror ku yimaada qiimaha maciishada,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close