Bandowgii Puntland soo rogtay oo xalay Gaalkacyo ka dhaqan-galay
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, waxaa xalay si rasmiya uga dhaqan-galay, bandowgii ay xilliga Habeenkii ah soo rogtay xukuumadda… Sii akhri
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, waxaa xalay si rasmiya uga dhaqan-galay, bandowgii ay xilliga Habeenkii ah soo rogtay xukuumadda… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa caawa ka hadlay dhibaatada caabuqa Corona iyo cudurka ka dhasha ee loo yaqaan Covid19,… Sii akhri
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay duqeyn ay Xuutiyiinta Yemen sabtidii la soo dhaafay ka geysteen magaalooyinka Riyadh iyo Jizan ee… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha dowadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo dhoweeyay go’aanka ay deeq bixiyeyaasha Naadiga Paris Soomaaliya uga cafiyeen… Sii akhri
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa ku geeriyooday magaalada London ee… Sii akhri
Taliyaha Ciidanka Militariga dowladda Federaalka Soomaaliya Gen Odowaa Yuusuf Raage, ayaa gelinkii dambe ee shalay ka badbaaday qarax lagula beegsaday… Sii akhri
Guddiyada Puntland u qaabilsan Amniga, Wacyigelinta iyo ka hortagga Coronavirus, oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan Booliiska, ayaa xalay Saldhiga… Sii akhri
Dalalka ku midaysan Naadiga loo yaqaan PARIS CLUB ayaa Soomaaliya ka cafiyay Deyn dhan $1.4 bilyan oo Dollarka Maraykanka ah,… Sii akhri
Laamaha Amniga Puntland ee Gobolka Mudug, ayaa xalay goob fagaare ah ku gubay Qaad si qarsoodiya loo soo geliyay gudaha… Sii akhri
Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, waxaa xalay si rasmiya uga dhaqan-galay bandow ay xilliyada Habeenkii ah soo rogtay Xukuumadda… Sii akhri