Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

XOG: Isimada SSC oo dalab culus hor-dhigay madaxweyne Deni

Isimada dhaqanka gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn oo ay weheliyaan xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka heer Federaal iyo heer Puntland ee… Sii akhri

Posted on April 3, 2020April 3, 2020 by News Office

Next Africa: Virus Exposes Distressed Debt Across Africa

Posted on April 3, 2020April 3, 2020 by cph

When it comes to debt, much of Africa is at a tipping point. For years, countries have done little to… Sii akhri

NISA oo u hanjabtay Wariye Haaruun Macruuf

Posted on April 3, 2020April 3, 2020 by Liban Yusuf

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Soomaaliya (NISA) ayaa u hanjabtay wariyaha caanka ah ee Haaruun Macruuf oo ka tirsan laanta afka… Sii akhri

In ka badan 40 qof oo ku dhintay dagaal beeleed ka dhacay Jubbada Hoose

Posted on April 2, 2020April 2, 2020 by Liban Yusuf

Dad badan ayaa ku nafwaayey dagaal beeleed maalmihii u dambeeyey ka dhacay gobolka Jubbada Hoose. Dagaalo xoogan ayaa Tallaadadii la… Sii akhri

Wakhtiga uu bilaaban doono Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland oo la shaaciyay

Posted on April 2, 2020April 2, 2020 by News Office

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland, ayaa mar kale lagu go’aamiyay, in dhammaan Goobaha… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Daraawiishta Puntland

Posted on April 2, 2020April 2, 2020 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash oo ku sugan magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Qardho kula kulmay Boqor Burhaan iyo Ugaas Xassan Ugaas Yaasiin

Posted on April 2, 2020April 2, 2020 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash oo ku sugan magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo coronavirus dartiis u cafiyay 148 maxbuus

Posted on April 2, 2020April 2, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa cafis u fidiyey 148 maxbuus oo u xukunnaa dambiyo fudud, sida lagu… Sii akhri

Puntland oo shaacisay saddex qolo oo aan bandowga habeenkii saamayn doonin

Posted on April 2, 2020April 2, 2020 by News Office

Taliyaha Ciidanka Booliiska dowladda Puntland Sarreeye Gaas Muxiyadiin Axmed Muuse, oo xalay shir jaraa’id ku qabtay caasimadda Garoowe, ayaa shaaciyay… Sii akhri

Wasiiro ka tirsan Puntland oo xalay kormeeray bandowga habeenkii ee Boosaaso

Posted on April 2, 2020April 2, 2020 by News Office

Wasiiro ka tirsan xukuumadda Puntland, oo ay weheliyaan maamulka gobolka Bari iyo kan degmada Boosaaso, ayaa xalay kormeer ku sameeyay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close