Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday canshuur dhaaf

Dawladda Soomaaliya Federaalka ayaa canshuur dhaaf u sameysay cunnada quutul daruuriga, si looga hor tago koror ku yimaada qiimaha maciishada,… Sii akhri

Posted on April 14, 2020April 14, 2020 by Liban Yusuf

Imaaraadka oo agab caafimaad ka dajiyey Muqdisho

Posted on April 14, 2020April 14, 2020 by Liban Yusuf

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa agab caafimaad ugu deeqday dowladda Soomaaliya, si looga hortago faafidda xanuunka Coronavirus. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka… Sii akhri

Puntland: Dad looga shakiyay Coronavirus oo la karantiilay

Posted on April 14, 2020April 14, 2020 by News Office

Guddiga dowladda Puntland u qaabilsan ka hortagga iyo wacyi-gelinta xanuunka Coronavirus ayaa xaqiijiyay in shalay gudaha Puntland lagu karantiilay laba… Sii akhri

Xoghaye cusub oo loo magacaabay Guddiga Doorashooyinka Puntland

Posted on April 14, 2020April 14, 2020 by News Office

Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland, ayaa Maanta oo Talaado ah magacaabay Xoghayaha Guud ee Guddiga, kadib kulan ay ku… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo amray in Gargaar loo fidiyo Danyarta uu saameeyay COVID-19

Posted on April 14, 2020April 14, 2020 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre, ayaa amar ku bixiyay in loo gargaaro dadka danyarta ah ee uu… Sii akhri

Jubaland oo shaacisay in dadkii u horreeyay Kismaayo laga helay Coronavirus

Posted on April 14, 2020April 14, 2020 by News Office

Dowlad goboleedka Jubaland ayaa xalay shaaciyay in labadii kiis ee u horreeyay xanuunka Coronavirus laga helay gudaha Jubaland gaar ahaanna… Sii akhri

Madasha Xisbiyada Muqdisho oo soo bandhigay talooyin la xiriira Xakamaynta COVID-19

Posted on April 14, 2020April 14, 2020 by News Office

Madasha Xisbiyada Mucaaradsan dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka dhisan magaalada Muqdisho ayaa soo saaray talooyin la xiriira ka hortagga iyo… Sii akhri

Sheikh Shariif oo bixiyay talooyin la xiriira Xakamaynta COVID-19

Posted on April 14, 2020April 14, 2020 by News Office

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed oo xalay warbaahinta la hadlay ayaa talooyin ka bixiyay xakaynta xanuunka halista… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug oo mas’uuliyiin cusub magacaabay

Posted on April 14, 2020April 14, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa guddoon cusub u magacaabay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Wareegto ka soo baxday… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in maanta oo keliya 35 qof oo hor leh laga helay COVID-19

Posted on April 13, 2020April 13, 2020 by News Office

Dowladda Soomaaliya, ayaa shaacisay in Isniintii maanta oo keliya la diiwaan geliyay 35 xaalad oo cusub oo COVID-19.  Xaaladaha cusub… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close