Axmed Madoobe oo sheegay in Jubaland cagta saartay toobiye ku jihaysan dib u-heshiisiin
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, oo xalay hadal ka jeediyay magaalada Kismaayo, ayaa sheegay in dadka Reer Jubaland… Sii akhri
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, oo xalay hadal ka jeediyay magaalada Kismaayo, ayaa sheegay in dadka Reer Jubaland… Sii akhri
Wararka ka imaanaya Miyiga magaalada Xiingalool ee Gobolka Haylaan ayaa sheegaya in halkaas uu bahal-hoose ku cunay laba carruuro walaalo… Sii akhri
Faahfaahin dheeriya ayaa kasoo baxaysa marxuum xalay fiidkii lagu dilay Xaafad ka tirsan degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Marxuumka oo… Sii akhri
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 81 xaaladood oo Covid-19 ah,… Sii akhri
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirShabelele Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa kulan dhinaca khadka… Sii akhri
Wabiga Shabeelle ayaa saacadihii u dambeeyey ku fatahay xaafado ka mid ah magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Fatahaada ayaa… Sii akhri
Golaha Amniga Dowlad Goboleedka Jubaland, ayaa xalay kulan deg deg ah ka yeeshay Qalalaase Siyaasadeed oo sida ay sheegeen in… Sii akhri
Askar ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland ee ku sugan buuraleyda Af-Urur ee gobolka Bari, ayaa la xaqiijiyay in ay la… Sii akhri
Warbixin kooban oo ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa faahfaahin looga bixiyay kulan maqal iyo muuqaal… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta oo Isniin ah shir-guddoomiyay, kulan looga hadlayay isku dubaridka u gurmashada… Sii akhri