Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Soomaaliya oo la wareegtay diyaarado hawada ka buufinaya Ayaxa

Wasaaradda Beeraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Khamiis ah  la wareegtay laba diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca (Helicopters),… Sii akhri

Posted on May 14, 2020May 14, 2020 by News Office

Ciidanka Amniga Puntland oo Boosaaso ku qabtay xubno ka tirsan Daacish oo qaraxyo diyaarinayay

Posted on May 14, 2020May 14, 2020 by News Office

Ciidanka Amniga Puntland ee loo yaqaanno PSF, ayaa shalay hawlgal qorshaysan ku qabtay saddex xubnood  oo ka tirsan Daacish, kuwaas… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay magaca horjooge sare oo ay ka dishay Al-shabaab

Posted on May 14, 2020May 14, 2020 by News Office

Ciidamada Militariga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay hawlgal gaar ah ku dileen horjooge sare oo ka tirsanaa malayshiyaadka… Sii akhri

Roob dabaylo wata oo waxyeello ka gaystay degmada Buurtinle

Posted on May 14, 2020May 14, 2020 by News Office

Roobab dabaylo wata oo xalay ka da’ay degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal, ayaa dhulk la simay guryo ka samaysan coosh… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo amray in gurmad deg deg ah lala gaaro degaanada ay saameeyeen Fatahaadaha

Posted on May 14, 2020May 14, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,  oo guddoomiyay kulan looga hadlay Xaaladda bini’aadninimo ee Beledweyne iyo gobalka Shabeellada Dhexe,… Sii akhri

YAA LEH EEDDA NABADGELYO-DARRIDA GAROOWE KA SOO CUSBOONAATAY?

Posted on May 13, 2020May 14, 2020 by Liban Yusuf

Amniga Garoowe ayaa u muuqda inuu galay marxalad cusub ama qaaday wajhad ka duwan kuwii lagu yaqaannay, kadib markii muddooyinkii… Sii akhri

Xisbiga Hayaan oo deeq raashin iyo gogol ah gaarsiiyay Gurmadka Qardho

Posted on May 13, 2020May 13, 2020 by News Office

Deeqdaan raashinka ah oo ka kooban bur, bariis, sonkor, timir, caano, saliid iyo sharaab looguna talagalay in la gaarsiiyo dadka… Sii akhri

Muqdisho: Rag lagu helay dilka Taliyihii Ciidanka Gorgor oo dil toogasho lagu xukumay

Posted on May 13, 2020May 13, 2020 by News Office

Maxkamadda Derejada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa maanta oo Arbaco ah dil toogasho ku xukuntay, laba nin… Sii akhri

Gungumihii Carruurka ku laayay Miyiga Xiingalool oo la dilay

Posted on May 13, 2020May 13, 2020 by News Office

Gungume nooca halista badan ah oo xalay laba carruur ah ku cunay miyiga degmada Xiingalool ee gobolka Haylaan ayaa goor… Sii akhri

xaaladda Xanuunka COVID-19 ee degaannada Hirshabeelle oo kaga warbixiyay

Posted on May 13, 2020May 13, 2020 by News Office

Wasiirka wasaaradda Caafmaadka dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cabdi Macalin Maxamed  oo  shir jaraa’id ku qabtay magaalada Jowhar ee caasimadda maamulkaas ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close