Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ayax diigaanyo ah oo ku habsaday degaanka Qarxis ee gobolka Nugaal

Wararka ka imaanaya Tuulada Qarxis, oo ka tirsan degmada Eyl ee gobolka Nugaal, ayaa ku warramaya in Ayax diigaanyo ah(fara… Sii akhri

Posted on May 16, 2020May 16, 2020 by News Office

Maxaa ka soo kordhay Khilaafkii Deni iyo Axmed Karaash?

Posted on May 16, 2020May 16, 2020 by News Office

Xildhibaanno, siyaasiyiin miisaanleh iyo isimo ku sugan magaalada Garoowe, ayaa la xaqiijiyay in ay ku hawllan yihiin, xallinta khilaaf cusub… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo qabtay Gaari laga soo dhacay dhinaca Galmudug

Posted on May 16, 2020May 16, 2020 by News Office

Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland, ayaa shaaciyay in ay gacanta ku soo dhigeen gaari nooca loo yaqaan Probox,… Sii akhri

Madaxweyne Qoorqoor oo xubno cusub oo wasiiro ah magacaabay

Posted on May 15, 2020May 15, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay wasiiru dowlayaal iyo wasiiro ku xigeeno cusub oo kamid noqonaya golihiisa wasiiradda.… Sii akhri

Khudbadda Madaxweyne Farmaajo ee ku aaddan Sanad-guuradii Aas’aaska SYL

Posted on May 15, 2020May 15, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Dhallinyarada Soomaaliyeed u diray Farriin ku saabsan Sannad-guurada 77-aad ee Aas’aaskii Golihii… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo sharci-darro ku tilmaamay Taliyaal uu magacaabay madaxweyne Deni

Posted on May 15, 2020May 15, 2020 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash ayaa sharci-darro ku tilmaamay magacaabista madaxweyne Deni magacaabay taliyaha ciidanka… Sii akhri

Al-shabaab oo weerar la beegsaday Ciidamada Puntland ee ku sugan buuraha Galgala

Posted on May 15, 2020May 15, 2020 by News Office

Khasaare isu’gu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay weerar Sahaly galab malayshiyaad ka tirsan Al-shabaab ay ku qaadeen Ciidanka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo xil ka qaadis iyo magacaabis sameeyey

Posted on May 14, 2020May 14, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mas’uuliyiin cusub u magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Racfaanka gobolka… Sii akhri

Taliyeyaal cusub oo loo magacaabay ciidamada Madaxtooyada Puntland

Posted on May 14, 2020May 14, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Taliye iyo Taliye ku xigeen u magacaabay ciidanka Madaxtooyada. Madaxweyne Deni ayaa G/Sare… Sii akhri

MAYOR CRITICISES SOMALILAND GOVERNMENT FOR BURRYING COVID-19 VICTIMS IN BURAO

Posted on May 14, 2020May 14, 2020 by cph

Burao (PP News Desk) — The Mayor of Burao Mohamed Murad has criticised Somaliland Government for transporting bodies of people… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close