Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Turkiga oo ku hanjabtay in ay beegsan doonto Ciidamada Gen. Haftar

Dowladda Turkiga ayaa Axaddii sheegtay in ay beegsan doonto  ciidamada Jeneral Khalifa Haftar, haddii ay sii socdaan weerarada ka dhanka… Sii akhri

Posted on May 11, 2020May 11, 2020 by News Office

Kumaandooska Soomaaliya oo laayay horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab oo ajnabi ku jiro

Posted on May 11, 2020May 11, 2020 by News Office

Ciidamada Kumaandooska dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Isniin ah shaaciyay, in ay hawlgal qorshaysan ku dileen saddex sarkaal oo… Sii akhri

Shakhsiyaad lagu tuhunsanyahay Daacish iyo Al-shabaab oo Boosaaso lagu qabtay

Posted on May 11, 2020May 11, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso, ayaa sheegaya in Laamaha Amniga gobolka Bari ay xabsiga dhigeen ilaa saddex ruux, oo looga… Sii akhri

Wasiir ka tirsan Puntland oo xaqiijiyey in uu ku dhacay Covid-19

Posted on May 10, 2020May 10, 2020 by Liban Yusuf

Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Puntland Cabdullaahi Cabdi Xarsi ayaa shaaciyey in uu ka dhacay xanuunka safmareenka ah Covid-19. Wasiir… Sii akhri

Soomaaliya: Kiisaska Karoona oo kor u dhaafay Kun

Posted on May 10, 2020May 10, 2020 by Liban Yusuf

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 24-kii saac ee lasoo… Sii akhri

Wasiirkii Waxbarashada Jubbaland oo lagu aasay Kismaayo

Posted on May 10, 2020May 10, 2020 by Liban Yusuf

Wasiirkii Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jubbaland marxuum Macalin Maxamed Ibraahim oo maalmo ka hor ku geerIyooday dalka Hindaya ayaa… Sii akhri

Deni iyo Qoor Qoor oo khadka Taleefonka kaga wada-hadlay xiisad ka aloosan Gaalkacyo

Posted on May 10, 2020May 10, 2020 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, uu ka socdo dadaal mugleh oo… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo amray fududaynta kharashka ku baxaya dadaallada ku wajahan fatahaadda Beledweyne

Posted on May 10, 2020May 10, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa Wasaaradda Maaliyadda ku amray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada ku wajahan fatahaadda… Sii akhri

In ka badan 90 Tuulo oo ku baaba’ay fatahaad ka dhacday Degmada Luuq

Posted on May 10, 2020May 10, 2020 by News Office

Guddoomiyha Degmada Luuq ee Gobolka Gedo  Ibraahim Maxamed Nuur (Towfiiq) ayaa sheegay in 92 Tuulo oo ku teedsanaa jiinka Webiga… Sii akhri

How stigma is holding back the fight against Coronavirus in Somalia

Posted on May 10, 2020May 10, 2020 by cph

On 16 March 2020, Somalia’s Ministry of Health confirmed the first COVID-19 case in the country. In response, and to… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close