Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi oo geeriyooday
Alle ha u naxariistee, Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Maxamed Cabdi Xaashi, ayaa xalay ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee Caasimadda waddanka Kenya.…
Open this website in Safari first.
Alle ha u naxariistee, Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Maxamed Cabdi Xaashi, ayaa xalay ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee Caasimadda waddanka Kenya.…
Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Dalka, oo Shalay Shirku uga furmay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, ayaa xalay yeeshay Kulamo gaar-gaar ah oo Warbaahintu…
Laamaha Amniga Magaalada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa xalay xabsiga dhigay ni dhalinyaro ah oo lagu dhex arkay bartamaha Magaaladaas isagoo…
Odyaal iyo waxgarad ku sugan Magaalada Gaalkacyo oo warbaahinta la hadlay ayaa si adag u cambaareeyay Dagaalkii Xalay iyo saaka ka dhacay…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Maanta oo Sabtiya Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ka daah-furay, Shirka…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay dib u bilaabi doonto bixinta Baasaboorka, oo muddo dhowr bilood ah aan la…
Guddiga Amniga Gobolka Mudug, oo ay weheliyaan Waxgaradka iyo Odayaasha Dhaqanka Gobolka, ayaa haatan u fadhiya Shir Deg deg ah oo looga…
Ururka Al-shabaab ayaa war ka soo saaray dagaal xalay iyaga iyo ciidamada kumaandooska DANAB ku dhexmaray Degaanka Mubaarak oo hoosyimaada Degmada Awdheegle…
Warar dheeraad ah oo haatan soo baxaya ayaa sheegaya in ay jiraan xarumo ganacsi oo ku gubtay Dagaalkii saaka ka dhacay suuqa…
Inta la xaqiijiyay, hal qof oo dumar ah ayaa ku geeriyooday lix kalena waa ku dhaawacmeen, dagaal xooggan oo saaka dib uga…