Urur Siyaasadeedka MIDEEYE oo hoggaaan rasmiya doortay
Waxaa Maanta oo Axad ah soo geba-gaboobay, Shirweynaha kowaad ee Urur Siyaasadeedka MIDEEYE, oo mudda laba maalmood ah ka socday Caasimadda Dowladda…
Open this website in Safari first.
Waxaa Maanta oo Axad ah soo geba-gaboobay, Shirweynaha kowaad ee Urur Siyaasadeedka MIDEEYE, oo mudda laba maalmood ah ka socday Caasimadda Dowladda…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta oo Axad ah kulan ku…
Waxaa hadda soo dhammaaday wareegga Saddexaad ee Doorashada Guddoomiyaha Xafiiska Xuquuqda Aadana Puntland kaas oo ay ku tartameen laba musharrax oo kala…
Wareegga labaad ee Doorashada Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Dowladda Puntland ayaa haatan soo dhammaaday. Wareeggan waxaa ku tartamayay wasiirkii Hore ee…
Waxaa hadda soo dhammaaday, wareega Kowaad ee Doorashada Guddoomiyaha Xafiiska Xuquuq-Insaanka Puntland, kaas oo ay ku tartamayeen saddex musharrax oo kala ah…
Xarunta Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ee Caasimadda Garoowe waxa haatan ka socota Doorashada Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland. Doorashada waxa ku…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay Guddiga Qaban-qaabada iyo Diyaarinta Xuska Kowda Agoosto, oo ku beegan Maalintii la aas’aasay Dowladda…
Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin kasoo saartay Roobab dabeylo wata oo kuso wajahan qaar ka mid ah…
Madaxweynaha dowadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo oo wafdi uu hoggaamniyo ayaa galabta ka degay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Madaxweyne…
Urur Siyaasadeedka Dowladda Puntland ee KAAH, oo ku gudaha jira Shirweynihiisa kowaad, ayaa Galabta si rasmiya u doortay Guddoomiyaha Ururka iyo labadiisa…