Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xaliimo Yarey oo qirtay in doorasho qof iyo cod ah aysan dhici karin sanadkan

Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka heer Federaal Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa sheegtay in doorasho qof iyo cod… Sii akhri

Posted on June 27, 2020June 27, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweyne Farmaajo oo Baarlamanka uga mahadceliyay ansixinta Matalaadda Gobolka Banaadir

Posted on June 27, 2020June 27, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Guddoonka iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya tixgelinta iyo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Mudug

Posted on June 27, 2020June 27, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta oo Sabtiya Guddoomiye Cusub u magacaabay Gobolka Mudug kadib markii Gudodomiyihii hore… Sii akhri

Can early intervention prevent humanitarian disasters?

Posted on June 27, 2020June 27, 2020 by cph

The UN hopes to head off crises even as they are brewing. In April David Beasley, the head of the… Sii akhri

Golaha Shacabka oo ansixiyay Xeerka Matalaadda Gobolka Banaadir

Posted on June 27, 2020June 27, 2020 by News Office

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabtiya ansixiyay xeerka matalaada gobolka Banaadir oo maalmihii lasoo dhaafay ay… Sii akhri

Faahfaahin: Khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed saaka ka dhacay Cawsane

Posted on June 27, 2020June 27, 2020 by News Office

Inta la xaqiijiyay lix ruux ayaa ku dhaawacantay, dagaal beeleed saaka oo Sabtiya ka dhacay Degaanka Cawsane oo ka tirsan… Sii akhri

Puntland: Dagaal u dhexeeya laba beelood oo ka qarxay Cawsane

Posted on June 27, 2020June 27, 2020 by News Office

Dagaal u dhexeeya laba beelood ayaa saaka oo Sabtiya ka qarxay degaanka Cawsane ee Gobolka Sanaag halkaasi oo uu ka… Sii akhri

Ciidamo kala dhex galay malayshiyaad ku dagaallamay Galgaduud

Posted on June 27, 2020June 27, 2020 by News Office

Ciidamo ka tirsan Militariga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la wareegay amniga degaanka Xananbuure ee Gobolka Galgaduug halkaas oo maalmihii la… Sii akhri

Xeerka Matalaadda Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare oo maanta Cod loo qaadayo

Posted on June 27, 2020June 27, 2020 by News Office

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta oo Sabtiya lagu wadaa in ay manata cod u qaadaan xeerka Matalaada gobolka Banaadir oo… Sii akhri

Is afgarad wakhti gaaban oo laga gaaray muranka Webiga Nile-ka

Posted on June 27, 2020June 27, 2020 by News Office

Dowladaha kala ah Itoobiya, Masar iyo Sudan, ayaa heshiis waqti gaaban ah ka gaaray in Itoobiya ay bilowdo biyo xireenka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close