Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxay ka wada-hadlayaan Deni iyo Qoor Qoor?

Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, ayaa maanta kulankii u horreeyay ku yeeshay… Sii akhri

Posted on June 26, 2020June 26, 2020 by News Office

Khasaraha ka dhashay dagaal maanta ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Badhan

Posted on June 26, 2020June 26, 2020 by News Office

Hal askari oo ka tirsan dhinacyadii dagaallamay ayaa ku dhintay dagaal maanta oo Jimce ah Ciidamo ka wada tirsan Puntland… Sii akhri

Dagaal ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Degmada Badhan

Posted on June 26, 2020June 26, 2020 by News Office

Ciidamo ka wada tirsan Puntland ayaa maanta oo Jimce ah ku dagaallamay garoonka diyaaradaha magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag. Goob-joogayaal… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo muxuu kaga hadlay Khudbaddiisi Munaasabadda 26-ka June?

Posted on June 26, 2020June 26, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay xuska sannad-guurada 60-aad ee ka soo wareegtay maalintii Xorriyadda… Sii akhri

Madaxweyne Muuse Biixi oo hal shardi ku xiray midnimada Soomaaliya

Posted on June 26, 2020June 26, 2020 by News Office

Somaliland ayaa xalay si weyn looga xusay 60-guurada kasoo wareegtay 26-kii June sannadkii 1960-kii, oo ku beegan markii ay Xorriyadda… Sii akhri

Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac gaystay oo ka dhacay Dangoroyo

Posted on June 25, 2020June 25, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Dangoroyo oo qiyaastii 120km dhanka bari kaga beegan caasimadda Garoowe ayaa sheegaya in duhurnimadii maanta halkaas… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka ugu hambalyeeyay Maalmaha xorriyadda

Posted on June 25, 2020June 25, 2020 by News Office

Madaxweyanaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay qiimaha xuska Todobaadka Xorriyadda iyo Midnimada dalkeenna ayaa ku booriyey… Sii akhri

Wararka ku xeeran safarka madaxweyne Deni

Posted on June 25, 2020June 25, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Khamiis ah tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan ciidamada Badda Puntland ee… Sii akhri

Maxaa looga hadlay Shirkii golaha wasiirada Galmudug?

Posted on June 25, 2020June 25, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta oo Khamiis ah shir guddoomiyay Kulanka golaha wasiirada maamulkaas… Sii akhri

Jubaland oo shaacisay in ay been abuur yihiin Xeerarka loo gudbiyay Golaha Shacabka

Posted on June 25, 2020June 25, 2020 by News Office

Dowlad Goboleedka Jubaland, oo tixraacaysa Warqaddii Shalay ka soo baxday Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close