Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Baarlamanka Soomaaliya oo war ka soo saaray Kuraasta la wareejiyay Degaan Doorashadooda

Guddoomiyaha Guddiga wadajirka ah ee dhameystirka xeerarka sharciga doorashooyinka Federaalka Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay… Sii akhri

Posted on June 30, 2020June 30, 2020 by News Office

Farmaajo oo hambalyeeyay Danjire Abukar Baalle oo loo doortay Guddoominta Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.

Posted on June 30, 2020June 30, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa u hambalyeeyay shacabka iyo Goleyaasha Dowladda, kaddib markii Safiirka Soomaaliya ee Qaramada… Sii akhri

Dagaal ka dhacay Degmada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan

Posted on June 30, 2020June 30, 2020 by News Office

Dagaal u dhexeeya Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa lagu soo warramayaa in uu ka dhacay magaalada Beledweyne ee… Sii akhri

Soomaaliya oo gudbisay codsi ku aaddan Xubinimada Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay

Posted on June 30, 2020June 30, 2020 by News Office

Dowladda Soomaaliya, ayaa gudbisay codsi ku aaddan xubinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey. Kulan Hambalyo ah oo dhexmaray Madaxweyne Farmaajo,… Sii akhri

Soomaaliya oo xil sare ka qabatay Qaramada Midoobay

Posted on June 29, 2020June 29, 2020 by Liban Yusuf

Soomaaliya ayaa muddo dheer kadib xil sare ka qabatay Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay. Danjiraha dowladda Soomaaliya u… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka Puntland oo bilaabay hubinta xafiisyada ururada siyaasadda

Posted on June 29, 2020June 29, 2020 by Liban Yusuf

Guddiga ku meel-gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa ka bilaabay magaaladda Garowe hubinta xafiisyada ururada siyaasadda, taas oo qayb ka… Sii akhri

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay warbixintii Xaliimo Yarey

Posted on June 29, 2020June 29, 2020 by Liban Yusuf

Saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay labadii nooc doorasho ee Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinkan Qaranka u soo… Sii akhri

Maxaa ka soo baxay kulankii deg dega ahaa ee Baarlamaanka Puntland?

Posted on June 29, 2020June 29, 2020 by Liban Yusuf

Baarlamaanka Puntland oo maanta kulan deg deg ah ka yeeshay arrimaha siyaasadda Somaaliya, ayaa soo saaray saddex iyo toban go’aan.… Sii akhri

Somaliland: Mas’uuliyiin xilalkii laga qaaday iyo kuwo la isku baddelay

Posted on June 29, 2020June 29, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixii Cabdi ayaa xilalkii kaga qaaday kuwa kalena ugu magacaabay qaar kamid ah gudoomiyeyaasha gobolada Somaliland. Muuse… Sii akhri

Puntland oo ka baaqatay Shirkii Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Dalka

Posted on June 29, 2020June 29, 2020 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa si rasmiya uga baaqsatay Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Dalka oo sida qorshaysan 5-ta bisha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close