Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dagaalkii Haramcad iyo NISA ee Dhuusomareeb iyo Galmudug oo ka hadashay

Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa dagaal maanta duhurnimadii gudaha magaalada Dhuusomareeb ku dhexmaray ciidamo kawada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya. Dagaalka… Sii akhri

Posted on July 1, 2020July 1, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Isimada Mudug

Posted on July 1, 2020July 1, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan qado ah kula yeeshay Isimada gobolka Mudug. Kulanka… Sii akhri

Dagaal ka socda Dhuusomareeb

Posted on July 1, 2020July 1, 2020 by Liban Yusuf

Wararka ka imanaya magaalada Dhuusomareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in halkaas maanta duhurnimadii uu ka bilowday dagaal ku dhaxeeya… Sii akhri

Deni: ifafaalaha hadda socda waxaad moodaa in la baabi’inayo Aqalka Sare

Posted on July 1, 2020July 1, 2020 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo xalay khudbad ka jeediyay Munaasabad lagu xusayay 1-da Luuliyo, oo Gaalkacyo lagu qabtay, ayaa… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo ka digay in ay mudda kororsi sameeyaan Madaxda Federaalka

Posted on July 1, 2020July 1, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay ka qaybgalay Munaasabada kooban oo lagu xusayo Sanad guurada 60-aad ee… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo taageeray Go’aannadii ka soo baxay Baarlamanka Puntland

Posted on July 1, 2020July 1, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeybgalay xalay Munaasabadda Xuska Sanad guurada 60-aad ee Xoriyadda iyo Midowga Soomaaliyeed.… Sii akhri

Khudbaddii Madaxweyne Farmaajo ee 1-da Luuliyo oo Xalay dib loo dhigay

Posted on July 1, 2020July 1, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa xalay  ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey 60-guurada ka soo wareegtay Xornimada… Sii akhri

Puntland oo shaacisay in aysan ka qayb-gali doonin Shirkii Farmaajo iclaamiyay

Posted on July 1, 2020July 1, 2020 by News Office

Xukuumadda Puntland, ayaa si rasmiya u shaacisay in aysan ka qayb-geli doonin, Shirka Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada dalka,… Sii akhri

Dib u dhiska Garoonka Kubadda Cagta Muqdisho iyo waayihii uu soo maray

Posted on June 30, 2020July 1, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Talaado ah xarigga ka jaray wajiga koowaad ee dib u dhiska… Sii akhri

Dooxa: Khayre oo la kulmay mas’uul sare

Posted on June 30, 2020June 30, 2020 by Liban Yusuf

Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dooxa ee dalka Qadar kula kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeen, ahna… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close