Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Lafta Gareen oo la kulmay Ku Xigeenka kowaad ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya,  Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta-Gareen), ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Ku Xigeenka kowaad ee Qaramada… Sii akhri

Posted on August 5, 2020August 5, 2020 by News Office

Wararkii ugu dambeeyay qaraxii Beirut

Posted on August 4, 2020August 5, 2020 by Liban Yusuf

Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa qaraxii weynaa ee ka dhacay magaalada Beirut ee dalka Lebanon. Wasiirka caafimaadka Lebanon Xamaad Xasan… Sii akhri

Qarax weyn oo gilgilay Beirut

Posted on August 4, 2020August 4, 2020 by Liban Yusuf

Qarax weyn ayaa ka dhacay caasimada Lubnaan ee Beirut, waxaana uu sababay khasaaro balaaran oo isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.… Sii akhri

Muran ka taagan furitaanka masaajido ku yaalla Guriceel

Posted on August 4, 2020August 4, 2020 by Liban Yusuf

Ciidamo ka tirsan dowlada faderaalka Soomaaliya ayaa dib u xiray labo masaajid oo maanta laga furay magaalada Guriceel, kuwaas oo… Sii akhri

Golaha Aqalka Sare oo ansixiyay Xubin kamid ah Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya

Posted on August 4, 2020August 4, 2020 by News Office

Golaha aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo aan mudda kulmin ayaa maanta oo Talaado ah  yeeshay kulankoodii 4-aad ee… Sii akhri

Heshiis ay saxiixday shirkad Mareykan ah oo ka carreysiiyey Turkiga

Posted on August 4, 2020August 4, 2020 by News Office

Dowladda Turkiga ayaa ka hortimid  heshiis dhex maray kooxaha Kurdiyiinta ee waqooyiga bari Suuriya iyo shirkad shidaal oo Mareykanka laga… Sii akhri

Madaxweyne Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo oo Maanta ku wajahan Degmada Galdogob

Posted on August 4, 2020August 4, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa Maanta oo Talaado ah ku wajahan Degmada Galdogob ee… Sii akhri

Wejiga Labaad ee Shirka Nabadaynta Horufadhi oo ka furmaya Degaanka Saaxdheer

Posted on August 4, 2020August 4, 2020 by News Office

Degaanka Saaxdheer ee Koonfurta Gobolka Sool waxaa ka socota qaban-qaabadii u dambaysay ee Wejiga labaad ee dhammaystirka Nabadaynta Beelihii ku… Sii akhri

Wasiir Dhabancad oo Xoghaye cusub u magacaabay Degmada Gaalkacyo

Posted on August 4, 2020August 4, 2020 by News Office

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa magacaabay Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Wareegto… Sii akhri

Akhriso: Khudbadaha Siyaasiyiintii ka hadlay Shirka Beesha Muddulood

Posted on August 3, 2020August 3, 2020 by News Office

Xarunta Mowlaca Macallin Nuur, oo ku taalla Degmada Hodon ee Gobolka Banaadir, waxaa Maanta oo Isniin ah ka furmay Shirweynaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close