Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay maqaayad ku taalla degmada Xamar Jabab ee gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa la sheegay inuu fuliyay… Sii akhri

Posted on August 3, 2020August 3, 2020 by Liban Yusuf

DOWLADDA SHIINAHA OO SOOMAALIYA KA CAFISAY DAYN

Posted on August 3, 2020August 3, 2020 by cph

Muqdisho (PP) —  Shiinuhu wuxuu ka mid yahay dalal amaah siiyay Soomaaliya intii u dhexeysay 1960kii iyo 1990kii. Mashruucyo iskugu jira kaabayaal… Sii akhri

Deni oo dhagax-dhigay wejiga labaad ee Mashruuca dhismaha wadooyinka Nabadda Gaalkacyo

Posted on August 3, 2020August 3, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo, ayaa maanta oo Isniin ah dhagax dhigay wejiga labaad… Sii akhri

The Prospects of Democracy in Puntland: A Case for Optimism and Conditions of Success

Posted on August 3, 2020August 3, 2020

On this occasion, as we commemorate the 22nd anniversary of founding Puntland State of Somalia, it confluences with a huge… Sii akhri

Deni oo socdaalkii u horreeyay tan iyo markii la doortay ku tegaya Degmada Galdogob

Posted on August 3, 2020August 3, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa todobaadkan socdaalkii u horreeyay tan iyo markii la doortay ku tegaya Degmada Galdogob… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo Maanta si rasmiya u furtay Duullimaadyada Caalamiga ah

Posted on August 3, 2020August 3, 2020 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah si rasmiya ugu dhawaaqday in ay dib u furtay dhammaan duullimaadyada Caalamiga… Sii akhri

Golaha Shacabka oo Maanta ka doodaya dib u-eegista Miisaaniyadda Dowladda

Posted on August 3, 2020August 3, 2020 by News Office

Xildhibaanada Golaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan… Sii akhri

Hoggaamiyihii Burcadka Meksiko oo gacanta lagu dhigay

Posted on August 3, 2020August 3, 2020 by News Office

Ciidamada Amniga dalka Meksiko ayaa la sheegay in ay gacanta ku dhigeen hogaamiyihii kooxda gaangiistarada wadankaasi oo rabshado xoogan ka… Sii akhri

Wanlaweyn: Mas’uul qarax lagu dilay

Posted on August 2, 2020August 3, 2020 by Liban Yusuf

Guddoomiye ku xigeenkii dhanka Maaliyadda degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Cabdulaahi Cumar Koosto ayaa caawa lagu dilay degmadaas.… Sii akhri

Dilal ka dhacay Garowe

Posted on August 2, 2020August 3, 2020 by Liban Yusuf

Magaalada Garowe ee xarunta Puntland waxaa saacadihii ugu dambeeyay ka dhacay dilal kala duwan. Xalay ayaa gudaha Garowe lagu dilay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close