Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Jubaland oo shaacisay Mowqifkeeda Shirka Dhuusamareeb

Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa Beesha Caalamka ugu baaqday in ay Madaxda Soomaalida ka caawiso Qabsoomidda Shirka Dhuusamareeb3 si looga mira… Sii akhri

Posted on August 17, 2020August 18, 2020 by News Office

Hirshabeelle: Wasiir maalmo ka hor la magacaabay oo la dilay

Posted on August 17, 2020August 17, 2020 by Liban Yusuf

Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa caawa lagu dilay xildhiban ahaana wasiir ka tirsan maamulkaas. Xildhibaan Cabdulqadir Abuukar Maxamed… Sii akhri

Qarax lala beegsaday Suuq mashquul badan oo ku yaalla Beledxaawo

Posted on August 17, 2020August 17, 2020 by News Office

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa qarax xooggan oo Galabta ka dhacay Degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo kaasi oo khasaare… Sii akhri

Ethiopia Working Group Statement: Ethiopia’s path to a more stable and democratic future is increasingly at risk

Posted on August 17, 2020August 17, 2020 by cph

The government, citizens, and the international community should act now to prevent the promise of a new Ethiopia from slipping… Sii akhri

Al-shabaab oo qarax ku dilay Guddoomiyihii iyo Taliyihii Booliiska Goof-gaduud Buurey

Posted on August 17, 2020August 17, 2020 by News Office

Malayshiyaadka Al-shabaab ayaa qarax ku dilay Guddoomiyihii Degaanka Goof-gaduud Buurey iyo Taliyihii Ciidanka Booliiska Degaanka sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka… Sii akhri

Wadahadaladii midnimada Soomaaliya iyo Somaliland

Posted on August 17, 2020August 17, 2020

Waxaa ka qabsoomay Burco shiweynihii xisbigii S.N.L ( Somali National League)  Bishii June 1957 Waxaana lagu doortay Xubnahan : Guddoomiyaha… Sii akhri

Al-shabaab oo weerar culus ku qaaday Degaan kaabiga ku haya Baydhabo

Posted on August 17, 2020August 17, 2020 by News Office

Malashiyaadka Al-shabaab ayaa Saaka oo Isniin ah weerar culus ku qaaday Degaanka Goof-gaduud Buurey oo qiyaastii 30KM u jira Magaalada… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Kulan la qaatay Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada isaga taageersan

Posted on August 17, 2020August 17, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaaXalay  kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dhuusamareeb waxa uu la qaatay Madaxweyneyaasha… Sii akhri

Booliiska Soomaaliya oo shaaciyay Khasaaraha Weerarkii Hotel Elite

Posted on August 17, 2020August 17, 2020 by News Office

Taliska Booliiska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka warbixiyay Khasaaraha ka dhashay weerarkii lagu qaaday Hoteelka Elite oo ku yaalla Xeebta… Sii akhri

Puntland oo shuruudo adag ku xirtay ka qayb-galka Shirka Dhuusamareeb

Posted on August 16, 2020August 16, 2020 by News Office

Xukuumadda Puntland, ayaa markii u horraysay si rasmiya u soo bandhigtay Mowqifka ay ka qabto ka qayb-galka Shirka Dhuusamareeb3. Puntland,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close