Markab ciidi ku qabsatay marinka dekedda Boosaaso
Markab ayaa maanta oo Arbaco ah ciidi ku qabsatay marinka gaadiidka ee dekedda magaalada Boosaaso. Markabka oo shamiito u waday… Sii akhri
Markab ayaa maanta oo Arbaco ah ciidi ku qabsatay marinka gaadiidka ee dekedda magaalada Boosaaso. Markabka oo shamiito u waday… Sii akhri
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo todobaadyadii u dambeeyay Socdaal ku joogay Magaalada Muqdisho, ayaa Maanta… Sii akhri
Garoowe (Faallooyinka PP) — Wasiirka Dekedaha Puntland, Maxamed Cabdi Cismaan, ayaa dhowaan u sheegay xildhibaannada Barlamaanka Puntland in maamulka Deni… Sii akhri
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa xalay kulan gaar… Sii akhri
Degaanka Saaxdheer ee Koonfurta Gobolka Sool waxaa gelinkii dambe ee shalay si rasmiya uga furmay Shirka Wejiga labaad ee dhammaystirka… Sii akhri
Siihayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa Khadka Telefoonka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Lubnan… Sii akhri
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta-Gareen), ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Ku Xigeenka kowaad ee Qaramada… Sii akhri
Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa qaraxii weynaa ee ka dhacay magaalada Beirut ee dalka Lebanon. Wasiirka caafimaadka Lebanon Xamaad Xasan… Sii akhri
Qarax weyn ayaa ka dhacay caasimada Lubnaan ee Beirut, waxaana uu sababay khasaaro balaaran oo isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.… Sii akhri
Ciidamo ka tirsan dowlada faderaalka Soomaaliya ayaa dib u xiray labo masaajid oo maanta laga furay magaalada Guriceel, kuwaas oo… Sii akhri