Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Press Release: Gedo Region Administration strongly condemns KDF cross border attacks

Gedo region administration strongly condemns the indiscriminate and destructive attacks carried out by the Kenyan Defence Force in parts of… Sii akhri

Posted on September 27, 2020September 27, 2020 by Liban Yusuf

Nabadoon Yaasiin oo laga dalbaday in uu caddayn u keeno hadii Kiiskii Hodon Shanlayste Laaluush lagu qaatay

Posted on September 27, 2020September 27, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Maxkamadda Derejada Kowaad ee Gobolka Nugaal, Shiikh Cabdinuur Jaamac Xuseen, oo hadal kooban siiyay Warbaahinta, ayaa dalbaday in Caddayn… Sii akhri

Xil. Cali: Farmaajo wuxu dafiray jiritaanka Sool iyo Sanaag isago raali-gelinaya dad iyaga lamid ah

Posted on September 27, 2020September 27, 2020 by News Office

Xildhibaan Cali Cabdiwaaxid, oo ka tirsan Golaha Wakiilada Dowladda Puntland, lagana soo doorto Gobolka Sanaag, ayaa si kulul uga hadlay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka jawaabi waayay su’aalo lagu weydiiyay dood ku saabsan Doorashada

Posted on September 27, 2020September 27, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo marti ku ahaa dood cilmiyeed uu soo agaasimay Machadka Raas ee Falaanqeynta… Sii akhri

Puntland oo xukuno ku riday 5 eedeysane

Posted on September 26, 2020September 26, 2020 by Liban Yusuf

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee shanta gobol Bari, Sanaag, Hayland, Karkaar iyo Gardafuu ayaa maanta xukuno isugu jira dil iyo… Sii akhri

Dowladda Turkiga oo Garoowe ka furanaysa xafiis laga helayo adeegyada fiisaha dalkaas

Posted on September 26, 2020September 26, 2020 by News Office

Saraakiil ka tirsan Safaaradda Dowladda Turkigu ku leedahay Soomaaliya, oo maalmahan ku sugan magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, ayaa la… Sii akhri

Axmed Madoobe: Waa go’aan taariikhi ah in Baarlamanku ansixiyeen Heshiiskii Doorashada

Posted on September 26, 2020September 26, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa soo dhaweeyay Ansixinta heshiiska Doorashooyinka ee labada Aqal ee Baarlamaanka ay maanta… Sii akhri

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay heshiiskii siyaasadeed ee doorashooyinka

Posted on September 26, 2020September 26, 2020 by Liban Yusuf

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa aqbalay heshiiska doorashooyinka ee dhawaan gaareen madaxweyne Farmaajo, madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir. Kulan… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Lubnaan oo is casilay kadib markii uu awoodi waayay in uu Xukuumad soo dhiso

Posted on September 26, 2020September 26, 2020 by News Office

Ra’isulwasaaraha cusub ee Waddanka Lubnaan Mustafa Adib ayaa maanta shaaciyya in uu is-casilay, ka dib markii uu ku guul-darreystay dadaal… Sii akhri

Sharadka natiijooyinka ciyaaraha oo faro-ba’an ku haya Soomaaliya

Posted on September 26, 2020October 1, 2020 by cph

Muqdisho (Wararka PP) — Nooc qamaar ah oo Soomaaliya aan hore uga jirin ayaa hadda faro-ba’an ku haya dhallinyarada Soomaaliyeed.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close