Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Turkiga oo la kala safatay Armenia iyo Azerbaijan

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay taageeri doonto waddanka Azerbaijan oo maalmahan xiisad colaadeed kala dhexayso dalka Armenia. Isniintii Shalay… Sii akhri

Posted on September 29, 2020September 29, 2020 by News Office

Miyuu Xasan Daahir Aweys ka xuquuq badan yahay Mukhtaar Roobow?

Posted on September 28, 2020September 28, 2020

Muqdisho (Faallo) — Xasan Daahir Aweys oo xabsi-guri ku jira ayaa marba magaalada Muqdisho ka soo duuba hadallo gefef xambaarsan.… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay safiirada Beesha Caalamka

Posted on September 28, 2020September 28, 2020 by Liban Yusuf

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay qaar kamid ah safiirrada caalamka u fadhiya… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo Wasiirka Maaliyadda wax ka weydiiyay Cabashooyin laga soo gudbiyay

Posted on September 28, 2020September 28, 2020 by News Office

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Xasan Shire Abgaal ayaa Maanta oo Isniin ah hor-tegay Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Puntland… Sii akhri

Xog: Al-shabaab oo xeeladaysi cusub ka bilaabay Buuraleyda Calmadow

Posted on September 28, 2020September 28, 2020 by News Office

Kooxda Al-shabaab ee ku sugan buuraleyda Calmadow ee Gobollada Bari iyo Sanaag, ayaa lagu soo warramayaa in ay halkaasi ka… Sii akhri

Garsoore Maraykan ah oo hakiyay xayiraadda lagu soo rogay TikTok

Posted on September 28, 2020September 28, 2020 by News Office

Garsoore Maraykan ah, ayaa Axaddii Shalay amar ku bixiyay in si ku meel gaar ah loo hakiyo Xayiraadda lagu soo… Sii akhri

Soomaaliya iyo Maraykanka oo kala saxiixday Heshiis Deyn cafin ah

Posted on September 28, 2020September 28, 2020 by News Office

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto iyo sii hayaha wasiiirka maaliyada Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa kala saxiixday heshiis… Sii akhri

Madaxweyne Trump oo la ogaaday in uusan mudda toban sano ah Canshuur bixin

Posted on September 28, 2020September 28, 2020 by News Office

Wargeyska lagu magacaabo  New York Times oo ka soo baxa Waddanka Maraykanka ayaa sheegay in madaxwayne Donald Trump uu bixiyay… Sii akhri

Golaha Shacabka oo Maanta ka doodaya sharciyo muhiim ah

Posted on September 28, 2020September 28, 2020 by News Office

Mudanayaasha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa Maanta oo Isniin ah waxay ka doodayaan laba sharci oo muhiim ah,… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo xilka la wareegay

Posted on September 27, 2020September 27, 2020 by Liban Yusuf

Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xilka kala wareegay Mahdi Maxamed Guuleed oo si ku meelgaar… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close