Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Booliiska Galmudug oo qabtay nin ku eedaysan Kiiskii marxuumad Xamdi

Laamaha Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug, ayaa Xalay hawlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, waxay ku… Sii akhri

Posted on September 16, 2020September 16, 2020 by News Office

Qoor Qoor iyo Axmed Madoobe oo kulan gaar ah yeeshay

Posted on September 16, 2020September 16, 2020 by News Office

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa xalay kulan gaar ah… Sii akhri

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Waare iyo Lafta Gareen

Posted on September 16, 2020September 16, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa hoygiisa ku qaabilay madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle iyo Koofur… Sii akhri

Israa’iil oo duqaymo culus ka fulisay Dhulka Falastiiniyiinta

Posted on September 16, 2020September 16, 2020 by News Office

Diyaaradaha dagaalka Yuhuudda ayaa beegsaday bartilmaameedyo ku yaalla dhulka Falastiin kaddib markii dagaal yahannada Falastiiniyiinta ee ku sugan magaalada Gaza… Sii akhri

Booliska Mudug oo qabtay askari Gaalkacyo ku dilay ganacsade

Posted on September 15, 2020September 16, 2020 by Liban Yusuf

Booliska gobolka Mudug ee Puntland ayaa qabtay askari dhawaan Gaalkacyo dilka ka geystay oo fakaday. Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Mudug,… Sii akhri

Qoorqoor oo ku biiray mowqifka Deni iyo Axmed Madoobe

Posted on September 15, 2020September 15, 2020 by Liban Yusuf

Wararkii u dambeeyay ee Puntland Post ka helayso Muqdisho ayaa xaqiijinaya in Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) uu ku… Sii akhri

Xuddur: Wadaado Qur’aan akhris u socday oo Qarax ku dhintay

Posted on September 15, 2020September 15, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya Magaalada Xuddur ee Xarunta Gobolka Bakool, ayaa ku warramaya in lix ruux ay ku geeriyoodeen, laba kalena… Sii akhri

Five ways urbanization is changing agriculture in Africa

Posted on September 15, 2020September 15, 2020

NAIROBI —The African continent has the most rapid rates of urbanization in the world. Because of this, cities are the… Sii akhri

Madaxweyne Lafta-gareen oo Muqdisho kula kulmay Gen. Odowaa

Posted on September 15, 2020September 15, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka… Sii akhri

Madaxweyne Qoor Qoor oo Maanta hortegaya Golaha Aqalka Sare

Posted on September 15, 2020September 15, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor ayaa la filaya in uu Maanta oo Talaado ah warbixin u… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close