Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Baarlamanka Puntland oo warbixino ka dhegaystay Madax-guddiyeedyada Golaha

Shirka 5-aad ee Guddiga joogtada ah Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo uu shir-Guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, oo… Sii akhri

Posted on October 5, 2020October 5, 2020 by News Office

Jubaland oo qabatay Shabakad ka tirsan Al-shabaab

Posted on October 5, 2020October 5, 2020 by News Office

Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Dowlad Goboleedka Jubaland, ayaa  Kismaayo ku soo bandhigtay saddex ruux oo laga soo qabtay gudaha magaalada,… Sii akhri

Somaliland President Lauds Financial Management Reforms

Posted on October 5, 2020October 5, 2020 by cph

Hargeisa (PP News Desk) — The Somaliland President Muse Bihi Abdi today outlined goals of the public finance management reforms… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Kuweyt

Posted on October 5, 2020October 5, 2020 by News Office

Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kuwait ee caasimadda waddanka Kuwait. Ra’iisul… Sii akhri

Madaxweyne Trump oo taageerayaashiisa isbitaalka uga soo baxay

Posted on October 5, 2020October 5, 2020 by News Office

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ayaa muddo kooban ka maqnaa cisbitaalka sii uu u soo salaamo taageerayaashiisa oo ku sugnaa bannaanka… Sii akhri

Villa Somalia oo war ka soo saartay Safarka Madaxweyne Farmaajo ee dalka Ereteriya

Posted on October 4, 2020October 4, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta oo Axad ah gaaray magaalada Asmara ee… Sii akhri

Puntland: Guddi Baarlamaan oo su’aalo weydiiyay mas’uuliyiinta hay’ado cabashooyin soo gudbiyay

Posted on October 4, 2020October 4, 2020 by News Office

Guddiga Golaha Wakiillada Dawladda Puntland u xil-saareen in ay ka soo talo-bixiyaan soona lafa guraan cabashooyinkii ay Golaha Wakiillada u… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray dalka Eritrea

Posted on October 4, 2020October 4, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Maanta gaaray magaalada Asmara ee caasimadda waddanka Eritrea, halkaas oo si diirran… Sii akhri

Guddiga Arrimaha Gudaha Baarlamanka Puntland oo su’aalo weydiiyay Wasiir Dhabancad

Posted on October 4, 2020October 4, 2020 by News Office

Guddiga Arrimaha Gudaha, Dawladdaha Hoose iyo horumarinta Reer miyiga ee Golaha Wakiillada Puntland ayaa kulan xarunta Golaha Wakiillada kula qaatay… Sii akhri

Azerbaijan oo guul ka sheegatay dagaalka Armenia

Posted on October 4, 2020October 4, 2020 by News Office

Madaxweynaha Azerbaijan Ilham Aliyev ayaa sheegay goor dambe oo sabtidii ah in ciidamadiisa “ay calankooda ka taageen” magaalada istiraatiijiga ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close