Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Warbaahinta dowladda oo la sheegay inay u guurtay mid dadweyne

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in warbaahintii dowladda laga dhigay warbaahinta dadweyne oo si siman ugu adeegi doonta bulshada… Sii akhri

Posted on October 6, 2020October 6, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweyne Trump oo dib ugu laabtay Aqalka cad kadib markii laga saaray Isbitaalka

Posted on October 6, 2020October 6, 2020 by News Office

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ayaa bartiisa Twitter-ka ku shaaciyay in uu dib ugu noqday Aqalka Cad, ka dib markii markii… Sii akhri

Tigreega oo amar ku bixiyay in ay is casilaan dhamaan Xubnaha ka matala dowlada Federaalka Itoobiya

Posted on October 6, 2020October 6, 2020 by News Office

Xisbiga TPLF ee Qowmiyadda Tigreega, ayaa amar ku bixiyay in ay is casilaan dhammaan xubnaha degaanka Tigreega ku matala Golayaasha… Sii akhri

Hay’adda ICRC oo sheegtay in ay dambiyo dagaal gaysanayaan Ciidamada Armenia iyo Azerbijan

Posted on October 6, 2020October 6, 2020 by News Office

Hay’adda ICRC, ayaa canbaareysay waxa ayna ku tilmaantay danbiyo dagaal oo ka dhashay dagaalka u dhexeeya ciidamada Armenia iyo kuwa… Sii akhri

Al-shabaab oo weerar xooggan ku qaaday Baardheere

Posted on October 6, 2020October 6, 2020 by News Office

Dabley hubaysan oo ka tirsan Al-shabaab, ayaa xalay weerar xooggan ku qaaday saldhiga Ciidamada Dowladda Federaalka ee degmada Baardheere ee… Sii akhri

Xoghayaha Aqalka Cad u qaabilsan Saxaafadda oo laga helay xanuunka COVID-19

Posted on October 6, 2020October 6, 2020 by News Office

Xoghayaha dhinaca saxaafadda u qaabilsan aqalka cad ee Maraykanka, haweeneyda lagu magacaabo Kayleigh McEnany, ayaa laga helay xanuunka COVID-19, sida… Sii akhri

The secret to tackling corruption

Posted on October 5, 2020October 5, 2020 by cph

Madaxweyne Deni oo mar kale Dubai kula kulmaya Mas’uuliyiinta DP World

Posted on October 5, 2020October 5, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan magaalada Dubai ee waddanka Imaaraatiga Carbeed, ayaa lagu wadaa in uu… Sii akhri

Dowladdii aannu rabnay sow tan!

Posted on October 5, 2020October 5, 2020

Burburkii kadib, waxa aynu u kala yaacnay deegaannadii qabiilladayadu ka soo jeedeen, waxa aannu bidnay dan, xaalkeennuna waxa uu noqday… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo dowladda iyo shacabka Kuweyt gaarsiiyay dhambaal tacsi ah

Posted on October 5, 2020October 5, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ugu tegay Amiirka cusub ee dalka Kuweyt Sheekh Nawaaf Al-Axmed… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close