Xiisad Colaadeed oo ka aloosan Laascaanood
Wararka ka imaanaya degmada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, ayaa sheegaya in saaka halkaas ay ka aloosantahay xiisad colaadeed oo u dhexaysa…
Open this website in Safari first.
Wararka ka imaanaya degmada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, ayaa sheegaya in saaka halkaas ay ka aloosantahay xiisad colaadeed oo u dhexaysa…
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay in ay fasax hal maalin ah siiyay dhammaan Shaqaalaha kala duwan ee…
Ajandaha Kal-fadhiga 47-aad ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland oo ka kooban 15 Qodob ayaa saaka oo Talaado ah si rasmiya loo shaaciyay.…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, ayaa ka qeybgalay musaanabad lagu dhaarinayey Guddoonka Maxkamadaha iyo Xeer ilaalinta Galmudug. Munaasabaddan…
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee shanta gobol Bari, Sanaag, Hayland, Karkaar iyo Gardafuu ayaa maanta xukuno isugu jira dil iyo xabsi ku…
Magaalada Kismaayo waxaa maanta galinkii dambe lagu dilay Cabdullaahi Sheekh Cabdisaam (Shigshigow) oo ahaa maamulihii Amal Bank Kismaayo. Dilka ayaa dhacay xaafadda…
Madaxweynaha Dowladda Puntand, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta oo Isniin ah safar ugu ambabaxay magaalada Addis Ababa ee…
Hay’adda IOM ayaa sheegtay in ay gargaar u fidisay dad tabaaleysan oo ku sugan magaalada Dooloow ee gobolka Gedo . Dadkan oo…
Hargeisa (PP News Desk) — President of Somaliland Muse Bihi Abdi pardoned Mohamed Omar Arteh Qalib, the former Deputy Prime Minister of…
Heshiis caalami ah oo lagu mamnuucayo hubka nukliyeerka ayaa waxaa ansixiyay 50 dal oo xubin ka ah Qaramada Midoobay. Dalka Honduras ay…