Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ex. Ra’iisul wasaare Khayre oo u safray Jabuuti

Ra’iisul wasaarihii hore ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa maanta oo Axad ah u ambabaxay caasimadda waddanka Jabuuti… Sii akhri

Posted on October 4, 2020October 4, 2020 by News Office

Madaxweyne Trump oo ka hadlay xaaladdiisa Caafimaad

Posted on October 4, 2020October 4, 2020 by News Office

Madaxweynaha Waddanka Maraykanka Donald Trump, oo xalay ka hadlay xaaladdiisa caafimaad maalmo kadib markii laga helay xanuunka COVID-19, ayaa sheegay… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo Maanta u safraya dalka Kuweyt

Posted on October 4, 2020October 4, 2020 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta oo Axad ah safarkiisi u horreeyay tan iyo markii la… Sii akhri

Wasiirka Amniga Hirshabeelle oo la kulmay Madaxda Midowga Afrika

Posted on October 4, 2020October 4, 2020 by News Office

Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Kheyre, ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay  Danjire Francisco Madeira oo ah Wakiilka Gaarka ah… Sii akhri

Dagaal u dhexeeya Ciidamada dowlada iyo Al-shabaab oo ka dhacay Shabeellada Hoose

Posted on October 4, 2020October 4, 2020 by News Office

Dagaalka Ciidamada Dowladda Federaalka iyo koox ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa ka dhacay duleedka degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose.… Sii akhri

Abiy Ahmed Needs a Tutorial on the Gadaa System

Posted on October 3, 2020October 3, 2020

The Ethiopian Prime Minister came to power on the crest of Oromo demonstrations. That is one lesson to be drawn… Sii akhri

Maxaa la isugu beegay qabashada tartanka kubbadda cagta DG iyo G/Banaadir iyo doorashada 2020/2021?

Posted on October 3, 2020October 3, 2020 by Liban Yusuf

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhammaadka sanadkan ay qaban doonto tartanka kubbadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo… Sii akhri

Nuxurka khudbadii Farmaajo ka jeediyay heshiiskii Suudaan

Posted on October 3, 2020October 3, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey munaasabadda dhaqan-gelinta heshiiska nabadeed ee u dhaxeeya dowladda Suudaan… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo codsi u diray Beesha Caalamka

Posted on October 3, 2020October 3, 2020 by Liban Yusuf

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray faafinta iyo dhaqangalinta heshiiskii siyaasadeed ee doorashooyinka 2020/2021. Ra’iisul Wasaare Rooble… Sii akhri

Dowladda Suudaan oo Heshiis la gashay Jabhado hubaysan

Posted on October 3, 2020October 3, 2020 by News Office

Dowladda Sudan iyo dhowr jabhadood oo hubaysan ayaa maanta oo Sabti ah galay heshiis nabadeed oo lagu doonayo in lagu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close